Wednesday, July 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamanka Dalka oo Muqdisho kula shiray Hay’adaha taageera Baarlamaanka “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamanka Dalka oo Muqdisho kula shiray Hay’adaha taageera Baarlamaanka “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankan ayaa waxa looga hadlay sidii loo xoojin lahaa howlaha Baarlamaanka Federaalka soomaaliya waxaana labada aqal ee baarlamaanka ay ka hadleen howlaha horyaala iyo sidii ay gacan u siin lahaayeen hay’adaha ka shaqeeya baarlamaanka iyo wadamada taageera.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka XFS oo furay Shirweynaha Saddexaad ee Madasha Horumarinta Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka XFS oo furay Shirweynaha Saddexaad ee Madasha Horumarinta Soomaaliya

July 14, 2026
Taliyaha Ciidanka Asluubta oo Bogaadiyay Wariye Maxamed Cabdullaahi Cabdiraxmaan (Shilaawe)

Taliyaha Ciidanka Asluubta oo Bogaadiyay Wariye Maxamed Cabdullaahi Cabdiraxmaan (Shilaawe)

July 14, 2026

Guddoonka labada aqal iyo guddiga dib u eegista la socodka iyo hirgalinta Dastuurka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku dheeraaday muhiimadda Baarlamaanka uu shuruucdu u leeyahay iyo dib u eegista dastuurka KMG halka uu marayo.

Madaxda hay’adaha ka shaqeeya Arrimaha Baarlamaanada iyo Safiirada wadamada Switzerland iyo Norway ayaa dhankooda sheegay in ay gacan ka siin doonaan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya sida ay waajibaadkooda u gudan lahaayeen.

Gaba gabada kulan ayaa waxaa ka hadlay Guddoomiye ku xigeenka 2aad Golaha Aqalka Sare BFS Sen, Mowliid Xuseen Guhaad waxa uuna sheegay in kulanka uu aqalka sare muhiin u yahay maadaama uu yahay aqal cusub.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BFS Mudane Maxamed Mursal  Sheekh Cabdiraxmaan  ayaa u mahadceliyay hay’adaha ka shaqeeya garab siinaa Baarlamaanada iyo Safiirada Dalalka  Switzerland iyo Norway sida ay ula shaqeeyaan Baarlamaanka.

Kulanka waxaa ku sugnaa guddoonada labada aqal Baarlamaanka Dalka, Guddiga dib u eegista, la socodka iyo hirgalinta dastuurka Baarlamaanka soo#maaliya Xafiiska UNSOM, Barnaamijka horumarinta Qaramada Midoobay ee UNDP Dowladaha Switzerland iyo Norway.

Previous Post

Madaxweynaha Puntland oo Daahfuray Mashruuca Waxbarashadu Waa Iftiin Wejigiisa 3-aad ”SAWIRRO”

Next Post

Bandhig ku saabsan waxqabadka Wasaaradda Maaliyadda oo Muqdisho lagu qabtay “Sawirro”

Next Post
Bandhig ku saabsan waxqabadka Wasaaradda Maaliyadda oo Muqdisho lagu qabtay “Sawirro”

Bandhig ku saabsan waxqabadka Wasaaradda Maaliyadda oo Muqdisho lagu qabtay “Sawirro”

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka XFS oo furay Shirweynaha Saddexaad ee Madasha Horumarinta Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka XFS oo furay Shirweynaha Saddexaad ee Madasha Horumarinta Soomaaliya

July 14, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa furay Shirweynaha Saddexaad ee Madasha Horumarinta Soomaaliya (Somalia Development...

Taliyaha Ciidanka Asluubta oo Bogaadiyay Wariye Maxamed Cabdullaahi Cabdiraxmaan (Shilaawe)

Taliyaha Ciidanka Asluubta oo Bogaadiyay Wariye Maxamed Cabdullaahi Cabdiraxmaan (Shilaawe)

July 14, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, Sarreeye Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud, ayaa uga mahadceliyay Wariye Maxamed Cabdullaahi Cabdiraxmaan (Shilaawe), oo ka...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Tacsi ugu Tagay Safaaradda Dowladda Qatar

Minister of Foreign Affairs Pays Condolence Visit to the Embassy of Qatar

July 14, 2026
0

H.E. Abdisalam Ali, Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, paid a condolence visit to the Embassy of the State...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Tacsi ugu Tagay Safaaradda Dowladda Qatar

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Tacsi ugu Tagay Safaaradda Dowladda Qatar

July 14, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa booqasho tacsi ah ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In