Sunday, August 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dowladda New Zealand oo joojineysa hubka ciidamada oo ay isticmaalaan rayidka

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Dowladda New Zealand oo joojineysa hubka ciidamada oo ay isticmaalaan rayidka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dowladda dalka New Zealand ayaa sheegtay in ay joojin doonto isticmaalka nuucyada hubka ee dadka rayidka ah, ka dib markii dalkaasi ay soo mareen xaaladdii ugu xumeyd ee lagu laayo 50-ruux oo ku jiray Masjid.

Related posts

Hay’adda NISA oo war kasoo saartay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Dhexe

Ciidanka NISA oo hawlgal ku dilay horjoogeyaal ka tirsanaa Khawaarijta

August 16, 2026
Soomaaliya oo ka qayb gashay xuska maalinta Ururka Hay’adaha Hantidhowrka Wadamada Carabta

Soomaaliya oo ka qayb gashay xuska maalinta Ururka Hay’adaha Hantidhowrka Wadamada Carabta

August 16, 2026

R/Wasaaraha dalkaasi haweeneyda lagu magacaabo acinda Ardern ayaa sheegtay in la mamnuuci doono dhammaan nuucyada hubka u dhaca darandooriga e eku jira gacanta shirkadaha gaarka ah iyo dadka rayidka ah.

Haweeneydaasi ayaa intaa ku dartay in ruqsadaha ama shatiyada lagu bixiyo ka ganacsiga nuucyada hubka lala noqon doono ,isla markaana la soo celinaayo hubka gacanta ugu jira dadka rayidka ah.

Inkastoo dalka New Zealand ay hareeyeen toogashadii dhcday maalinimadii Jimcaha ,haddana E/wasaaraha waxa ay sheegtay in 11-ka bisha April ay fileyso in Baarlamaanku uu soo saaro sharci lagu joojinaayo hubka ee xagga dadweynaha.

Brenton Tarrant oo ah ninka geystay dhimashada dadka Muslimiinta ah ayaa la sheegay in uu dalka New Zealand uu ka heystay shatiga qoryihii uu ku laayey dadkaasi.

Previous Post

Garoonka Aadan Cadde oo loo sameeyey Ciidan loogu talagalay badbaadinta dadka ku hafta biyaha badda+sawirro

Next Post

Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya oo soo xeray shir looga hadlayay Awoodaha Heerarka Dowladda “sawirro”

Next Post
Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya oo soo xeray shir looga hadlayay Awoodaha Heerarka Dowladda “sawirro”

Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya oo soo xeray shir looga hadlayay Awoodaha Heerarka Dowladda "sawirro"

Hay’adda NISA oo war kasoo saartay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Dhexe

Ciidanka NISA oo hawlgal ku dilay horjoogeyaal ka tirsanaa Khawaarijta

August 16, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgal qorsheysan oo 12-kii Agoosto 2026 ka...

Soomaaliya oo ka qayb gashay xuska maalinta Ururka Hay’adaha Hantidhowrka Wadamada Carabta

Soomaaliya oo ka qayb gashay xuska maalinta Ururka Hay’adaha Hantidhowrka Wadamada Carabta

August 16, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Hantidhowraha Guud ee JFS, Mudane Axmed Ciise Guutaale, ayaa ka qaybgalay munaasabadda xuska “50 Guurada” ka soo wareegtay markii...

Madaxweynaha JFS oo xarigga ka jaray mashaariic horumarineed oo laga hirgeliyey Dhuusamareeb

Madaxweynaha JFS oo xarigga ka jaray mashaariic horumarineed oo laga hirgeliyey Dhuusamareeb

August 15, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu weheliyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa...

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo kulan sagootin ah la yeeshay Safiirka Itoobiya.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo kulan sagootin ah la yeeshay Safiirka Itoobiya.

August 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, JFS Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa maanta qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Dimuqraadiga Itoobiya ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In