Monday, October 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shaqaale ka tirsan dowladda oo tababar loogu soo xirey Muqdisho+sawirro

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Shaqaale ka tirsan dowladda oo tababar loogu soo xirey Muqdisho+sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tababarkan oo lagu baranayay casharo la xiriira sida lagu horumarin karo xiriirka hayโ€™adah dowladda Federaalka Soomaaliya iyo guud ahaan bulshada inteedi kale ayaa wejihiigsa 3-aad ย waxaa ย maanta lagu soo geba gebeyey magaalada Muqdisho.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‹๐š๐›๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ค๐š ๐ฎ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐จ

October 25, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo shaacisay natiijada baaritaanada EBOLA

October 25, 2026

Waxaa xiritaanka Wejigii 3-aad ee tababarka maanta goob joog ka ahaa kusimaha agaasimaha guud ahna Agaasimaha maamulka iyo Maaliyadda wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiisak Xiukuumadda Soomaaliya Mudane Naasir Xasan Xuseen.

Waxaa loo qabtay tababarkani qaar kamid ah shaqaalaha ka kala socday hayโ€™adaha kaladuwan ee dowladda Soomaaliya,kaasi oo ay iska kaashanayaan fulintiisa iyo qaban qaabadiisa Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska,Hayโ€™adaha Farsight Afrika,MuqdishoMedia house iyo Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya oo ay masโ€™uuliyiinteedi ku sugnaayeen goobta.

kusimaha agaasimaha guud ahna Agaasimaha maamulka iyo Maaliyadda wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiisak Xiukuumadda Soomaaliya Mudane Naasir Xasan Xuseen ayaa kula dardaarmay shaqaalaha dowladda ee tababaraka qaatay in ay si hufan ugu adeegaan bulshada,sidoo kale wuxuu agaasimuhu xusay in tababarkan uu yahay mid muhiimadiisa leh,isagoo uga mahadceliyay dadkii dowrka ka qaatay mudadii uu socday.

Waxaa geba gebada tababarkan ka soo baxay qodobo muhiim u ah sidii loo heli lahaa wadiiqooyin sahlaya hirgelinta qodobadii la soo saaray wejiyadii 1-aad iyo 2-aad eek an ka horeyeey,taasi oo muhiimad gaar ah u leh guud ahaa hayโ€™adaha dowladda iyo bulshada xiriirkooda.

Previous Post

Duqa Muqdisho oo Gurigooda ku wareejiyey Qoyska Reer Axmed Beexaani+Sawirro

Next Post

Tubta Horumarinta Dhaqaalaha iyo Howlaha Guud ee Gobolka Banaadir oo la soo bandhigay+Sawirro

Next Post
Tubta Horumarinta Dhaqaalaha iyo Howlaha Guud ee Gobolka Banaadir oo la soo bandhigay+Sawirro

Tubta Horumarinta Dhaqaalaha iyo Howlaha Guud ee Gobolka Banaadir oo la soo bandhigay+Sawirro

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‹๐š๐›๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ค๐š ๐ฎ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐จ

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‹๐š๐›๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ค๐š ๐ฎ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐จ

October 25, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa Ka qeybgalay munaasabadda xil-wareejinta Wasaaradda...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo shaacisay natiijada baaritaanada EBOLA

October 25, 2026
0

Wasaaradda Caafimaadka XFS ayaa shaacisay natiijada baaritaanada Ebola iyo dhammeystirka habraacyada karantiilka Muwaadinkii Soomaaliyeed ee la xaqiijiyo in uu xiriir...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shir muhiim ah kaga qayb galaya dalka Azerbaijan

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shir muhiim ah kaga qayb galaya dalka Azerbaijan

October 25, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa maanta u amba baxay magaalada...

Hayโ€™adda NISA oo gacanta ku dhigtay eedeysane bom gacmeed ku tuuray bar koontarool

Hayโ€™adda NISA oo gacanta ku dhigtay eedeysane bom gacmeed ku tuuray bar koontarool

October 24, 2026
0

Ciidamada Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya ciidamada kale ee amniga, ayaa gacanta ku dhigay Cabdisalaan Yacquub Nuur...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In