Saturday, August 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maalinta Nabadda iyo Horumarka isboortiga oo lagu qabtay magaalada Gaalkacyo

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Madaxweyne Xaaf oo casuumay qaar ka mid ah Dhallinyaradii laga soo daayay Xabsiyada Caalamka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha dowlad Gobaleedka Galmudug Axmed ducaale Geelle  iyo mas’uuliyiin ka tirsan dowlad gobaleedyada Puntland iyo Galmudug ayaa maanta si wadajir ah uga qeyb galay munaasabadda lagu maamuusayay maalinta Nabadda iyo Horumarka isboortiga oo lagu qabtay magaalada Gaalkacyo.

Related posts

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026

Munaasabadda oo ay ka qeyb galeen kumaanaan dadweynaa oo ka kala yimid xaafadaha magaalada Gaalkacyo kuwaas oo isku soo baxay bartamaha magaalada, sidoo kalana wadooyinka magaalada ku  maray orad gaaban oo uu horkacayay Madaxweyaha Galmudug ayaa waxaa ugu horeyn ka hadlay Guddoomiyayaasha degmada Gaalkacyo ee labada maamul Xirsi Yuusuf Barre iyo Saahid Maxamuud Cali.

Guddoomiyaha Gobalka Mudug Cabdirashiid Xaashi Cartan ayaa isna ka hadlay ahmiyadda ay Nabaddu u leedahay bulshada Gobalka Mudug.

Guddoomiye ku-xigeenka Guddiga Olombikada Soomaaliyeed Faadumo Cali Nuur ayaa sheegtay in Nabadda xiligaani ka jirta magaalada Gaalkacyo ay tahay mid ku dayasho mudan

Sidoo kale munaasabadda oo intii ay socatay ay ka hadleen xubno ka tirsan Golaha Wasiirada Galmudug ayaa waxaa gunanadki ka hadlay Madaxweynaha dowlad gobaleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle oo sheegay in bulshada Gobolka looga fadhiyo sidii ay wada jir uga qeyb qaadan lahaayeen Nabadda iyo isdhexgalka bulshada.

Previous Post

Waa kuma Guddoomiyaha Cusub ee Bankiga Dhexe?

Next Post

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Eritrea iyo La-taliyaha Madaxweynaha dalkaas oo soo gaaray Muqdisho+Sawirro

Next Post
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Eritrea iyo La-taliyaha Madaxweynaha dalkaas oo soo gaaray Muqdisho+Sawirro

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Eritrea iyo La-taliyaha Madaxweynaha dalkaas oo soo gaaray Muqdisho+Sawirro

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay xubno ka...

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026
0

Golaha Wasiirrada XFS ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyey in Mudane Cabdulqaadir Cali Macallin Cabdullaahi uu noqdo xubin Guddiga Madaxa-bannaan ee...

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

August 27, 2026
0

Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

August 27, 2026
0

Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In