Monday, June 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha JFS oo warqadaha Aqoonsiga Danjirenimo ka guddoomiyey Safiirada Dalalka Koonfurta Kuuriya iyo Serbia “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha JFS oo warqadaha Aqoonsiga Danjirenimo ka guddoomiyey Safiirada Dalalka Koonfurta Kuuriya iyo Serbia “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha Aqoonsiga Danjiranimo ka guddoomay Safiirada Dalalka Koonfurta Kuuriya iyo Serbia ee lagu kala magacaabo Choi Yeonghan iyo Dragan Zupanjevac, kuwaasi oo maanta soo gaaray magaalada Muqdisho.

Related posts

Shirweynaha barnaamijka maalgashiga Biyaha Soomaaliya ee 2026–2030 oo lagu qabtay Muqdisho

Shirweynaha barnaamijka maalgashiga Biyaha Soomaaliya ee 2026–2030 oo lagu qabtay Muqdisho

June 1, 2026
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qayb galay furitaanka Shirka Wasiirrada Kuuriya iyo Afrika

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qayb galay furitaanka Shirka Wasiirrada Kuuriya iyo Afrika

June 1, 2026

Danjire Choi Yeonghan oo ka socday Dawladda Koofurta Kuuriya ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay xiriirka wanaagsan ee ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Koofurta Kuuriya, isaggoo sheegay in Dawladdiisa ay kaalin ku yeelan doonto Maalgashi iyo Taageero kasta oo wax u tareysa horumarinta Amniga iyo dhaqaallaha Soomaaliya.

Danjire Dragan Zupanjevac oo ka socday Dawladda Serbia ayaa isna sheegay in uu ku faraxsan yahay in mar kale Cilaaqaad wanaagsan uu dhex maro Soomaaliya iyo Serbia, waxaana uu xusay in dhinacyo badan ay Soomaaliya ka taageeri doonaan oo ay kamid yihiin Waxbarashada, Dhaqaallaha iyo Amniga.

Danjireyaasha Wadamada Caalamka ay usoo dirayaan Soomaaliya ayaa sanadihii u dambeeyey ahaa kuwa aad usoo kordhayey, iyadoo Dawladda Soomaaliyana ay qaadatay Siyaasad furfuran oo ku dhisan Saaxiibtinimmo iyo Dan-wadaag.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo La Kulmay Madaxweynaha Cusub Ee Bankiga Adduunka “SAWIRRO”

Next Post

Shirkii Midowga Baarlamaannada Adduunka oo lagu soo geba gebeeyey Qatar

Next Post
Shirkii Midowga Baarlamaannada Adduunka oo lagu soo geba gebeeyey Qatar

Shirkii Midowga Baarlamaannada Adduunka oo lagu soo geba gebeeyey Qatar

Shirweynaha barnaamijka maalgashiga Biyaha Soomaaliya ee 2026–2030 oo lagu qabtay Muqdisho

Shirweynaha barnaamijka maalgashiga Biyaha Soomaaliya ee 2026–2030 oo lagu qabtay Muqdisho

June 1, 2026
0

Sanduuqa Qaranka ee Maalgelinta Cimilada (National Climate Fund – NCF) oo kaashanaya Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha (MoEWR), isla markaana...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qayb galay furitaanka Shirka Wasiirrada Kuuriya iyo Afrika

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qayb galay furitaanka Shirka Wasiirrada Kuuriya iyo Afrika

June 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalam Cabdi Cali, ayaa maanta ka qayb...

Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala

Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala

May 31, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dhaarinta Xildhibaanada Koofur-Galbeed: Riyadii hadda waa run. Shalay, Magaalada Baydhabo waxaa lagu dhaariyay Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Dawlad-goboleedka Koofur...

Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay

Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay

May 31, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir ayaa si rasmi ah u shaaciyay jadwalka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In