Sunday, July 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Amniga iyo Duqa Muqdisho oo kormeer ku sameeyey xaafado kamid ah Muqdisho

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Amniga iyo Duqa Muqdisho oo kormeer ku sameeyey xaafado kamid ah Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya mudane Maxamed Abuukar Islow Ducaale oo uu wehliyo guddoomiyaha gobolka Banaadir,taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed iyo guddoomiye kuxigeenka amniga iyo siyaasadad gobolka Banaaadir ayaa kormeer ku maray qaar kamid ah xaafadaha magaalada Muqdisho.

Meelaha ay kormeerkan ku tageen waxaa kamid ah xaafado kuyaala degmooyinka Deyniile iyo Wartanabadda ee magaalada Muqdisho,waxaana mas’uuliyiinta ay marayeen dhamaan isgoysyada iyo xaafadaha.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqasho ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqasho ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

July 12, 2026
Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026 oo lagu soo gabagabeeyay Singapore

Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026 oo lagu soo gabagabeeyay Singapore

July 12, 2026

Ujeedadad kormeerkan oo dhanka lugta ahaa ayaa la xiriirey sidii ay ugu kuurgali lahaayeen xaaaladaha ammaan iyo midda horumar ee bulshada,iyagoo kulamo xog wareysi ah la qaadanayay qeybaha kaladuwan ee bulshada gaar ahaan xaafadihii ay tageen.

“Caawa waxaan si gaar ah u so booqatay Wartnabadda iyo Deyniile,oo ay ka socdaan howlgalo kaladuwan oo ay ka fulinayeeen laamaha amaanka,oo mudooyinkan dambe waday howlgaladaasi,iyagoo kaashanaya shacabka,waxaana socdaal lug ah ku mareynay xaafadaha,si aan ugu kuurgalno xaaladda amni iyo horumarada guud,waxaan ku amaanaynaa shacabka sida ay ula shaqeynayaan laamaha ammaanka”. Ayuu yiri mudane Tuulax.

Magaalada Muqdisho waxaa ka soconaya howlgalo ballaaran oo ay wadaan ciidamada ammaanka dowladda Soomaaliya,iyadoo isgoysyada iyo xaafadah inta badan lagu arkayo ciidamo badan,kuwaasi oo baritaano ku sameynaya isu socodka dadka iyo gaadiidka,si loo xaqiijiyo amniga.

Previous Post

Wasiiru-dowlaha wasaaradda Haweenka iyo xuquuqul insaanka Hirshabeelle oo ka hadashay qorshaha wasaaradda+Dhageyso

Next Post

Hoggaamiyaasha Diimaha oo ku baaqay Midnimo ka dib qaraxii ka dhacay Sri Lanka

Next Post
Hoggaamiyaasha Diimaha oo ku baaqay Midnimo ka dib qaraxii ka dhacay Sri Lanka

Hoggaamiyaasha Diimaha oo ku baaqay Midnimo ka dib qaraxii ka dhacay Sri Lanka

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqasho ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqasho ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

July 12, 2026
0

Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta booqasho shaqo ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya,...

Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026 oo lagu soo gabagabeeyay Singapore

Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026 oo lagu soo gabagabeeyay Singapore

July 12, 2026
0

Waxaa si rasmi ah u soo gebageboobay Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026, oo socday muddadii u dhexeysay 1-da Juun...

Soomaaliya Oo Ka Qayb Gashay Shirweynaha Dhaqaalaha Afrika

Soomaaliya Oo Ka Qayb Gashay Shirweynaha Dhaqaalaha Afrika

July 12, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Dhaqaalaha Qaranka , ahna Lataliyaha Dhaqaalaha ee Madaxweynaha, Dr. Xasan Aadan Hoosow, ayaa Soomaaliya ku matalay Shirweynaha Dhaqaalaha...

Hay’adda SoDMA oo deeq gargaar ah maanta ku qaybisay magaalada Caabudwaaq

Hay’adda SoDMA oo deeq gargaar ah maanta ku qaybisay magaalada Caabudwaaq

July 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee (SoDMA), ayaa maanta deeq gargaar raashin ah gaarsiisay qoysas danyar ah oo ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In