Saturday, September 13, 2025
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Hoggaamiyaasha Diimaha oo ku baaqay Midnimo ka dib qaraxii ka dhacay Sri Lanka

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
April 25, 2019
in Wararka
0
Hoggaamiyaasha Diimaha oo ku baaqay Midnimo ka dib qaraxii ka dhacay Sri Lanka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Iyadoo dalka Sri Lanka ay dhowaan ka dhaceen falal argagixiso ah oo ay wax ku noqdeen dad badan ayaa waxaa jira kulan ay soo abaabuleen hoggaamiyaasha diimaha oo looga hadlay sidii loo heli lahaa midnimo guud iyo xasilooni lagu soo dabbaalo dalkaasi.

 

Related posts

Xildhibaanno iyo xubno ka socda Xafiiska Ra’iisul wasaaraha oo booqday ciidamadii kusoo dhaawacmay Ceeldheer

Xildhibaanno iyo xubno ka socda Xafiiska Ra’iisul wasaaraha oo booqday ciidamadii kusoo dhaawacmay Ceeldheer

September 13, 2025
Madaxweynaha Galmudug oo geesiyaasha Qaranka u hambalyeeyay

Madaxweynaha Galmudug oo geesiyaasha Qaranka u hambalyeeyay

September 13, 2025

Kulanka oo ay ka qeybgaleen safiirro ka kala socda  dlalka muslimka ah,hoggaamiyaasha diimaha dalka Sri Lanka iyo hoggaamiyaha Kaniisadda  Katooligga,waxaa  lagu  baaqay in la muujiyo deganaan,isla markaana lala yimaado iscafin iyo wax wada qabsi.

Boqolaal muslimiin ah ayaa ka cararay deegaanka  Negombo on dhaca xeebaha galbeed ee dalkaasi,halkaasi oo qaar ka mid ah weerarada aargoosiga ah ay ka dhaceen .

Maalinimadii Axadda ee la soo dhaafay waxaa qaraxyo argagixiso ah lala beegsaday Hoteello iyo Kaniisado ku yaalla dalka Sri Lanka ,waxaana ku dhintay in ka badan 3-boqol oo ruux.

Dowladda ayaa qiratay in ay ka gaabiyeen howshii loo idmaday,waxaana Madaxweynaha dalkaasi uu soo saaray waregto uu ku dalbanaayo in ay iscasilaan  taliyaasha ciidamada .

Previous Post

Wasiirka Amniga iyo Duqa Muqdisho oo kormeer ku sameeyey xaafado kamid ah Muqdisho

Next Post

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo Muqdisho soo gaaray

Next Post
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo Muqdisho soo gaaray

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo Muqdisho soo gaaray

Xildhibaanno iyo xubno ka socda Xafiiska Ra’iisul wasaaraha oo booqday ciidamadii kusoo dhaawacmay Ceeldheer

Xildhibaanno iyo xubno ka socda Xafiiska Ra’iisul wasaaraha oo booqday ciidamadii kusoo dhaawacmay Ceeldheer

September 13, 2025
0

RADIO MUQDISHO: Xildhibaanno ka tirsan BFS, iyo xubno ka kale socday Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ee barnaamijka "Hooyo U Hiilli Qarankaaga"...

Madaxweynaha Galmudug oo geesiyaasha Qaranka u hambalyeeyay

Madaxweynaha Galmudug oo geesiyaasha Qaranka u hambalyeeyay

September 13, 2025
0

RADIO MUQDISHO(DHUUSAMAREEB):  Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa ku bogaadiyay, Ciidanka Qaranka iyo halyeeyada deegaanka guushii taariikhiga...

Wasiirka Gaashaandhiga XFS oo xaqiijiyey tirada Khawaarijta ee lagu dilay dagaalkii Ceeldheer

Wasiirka Gaashaandhiga XFS oo xaqiijiyey tirada Khawaarijta ee lagu dilay dagaalkii Ceeldheer

September 13, 2025
0

RADIO MUQDISHO: Wasiirka Gaashaandhigga XFS Mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa sheegay, in Khawaarijta jab xooggan lagu gaarsiiyay degmada Ceeldheer ee...

Guddoomiyaha Baarlamaanka Waqooyi Bari oo kulan la qaatay Guddoomiyaha SoDMA

Guddoomiyaha Baarlamaanka Waqooyi Bari oo kulan la qaatay Guddoomiyaha SoDMA

September 12, 2025
0

Guddoomiyaha Baarlamaanka Dolwad goboleedka Waqooyi Bari, Dr. Aadan Cabdullaahi Aw-Xasan, ayaa duleedka magaalada Laascaanood kulan is xogwareysi ah kula yeeshay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In