Wednesday, February 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Xanaanada Xoolaha oo daahfuray Aqoon isweedaarsi ku saabsan dib u eegista Istaraatiijiyadda u adkeysiga Abaaraha iyo Musiibooyinka “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Xanaanada Xoolaha oo daahfuray Aqoon isweedaarsi ku saabsan dib u eegista Istaraatiijiyadda u adkeysiga Abaaraha iyo Musiibooyinka “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Aqoon is weedaarsigan oo ku saabsanaa dib u eegista istaraatiijiyadda u adkeysiga abaaraha iyo Musiibooyinka  ayaa waxaa goob joog ka ahaa Wasiirka Xanaanada Xoolaha Soomaaliya, wakiilo ka socday urur-goboleedka IGAD iyo xubno ka socday qaar ka mida Wasaaradaha dowldda Soomaaliya.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo qaabilay wafdi ka socda hay’adda Mercy Corps

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo qaabilay wafdi ka socda hay’adda Mercy Corps

February 3, 2026
Wasaaradda Howlaha guud XFS oo hormuud u ah dardargelinta mashruuca garoonka New Muqdisho

Wasaaradda Howlaha guud XFS oo hormuud u ah dardargelinta mashruuca garoonka New Muqdisho

February 3, 2026

Siminaarkan oo ay ka qeyb galayaashu isku weedaarsadeen fikrado iyo tusaalooyin ku saabsan qaabka ugu haboon ee la isaga kaashan karo yareenta iyo u adkeysiga abaaraha iyo sida loo horumarin karo dhaqaalaha dalka ayaa waxaa ugu horeyn daah furay Wasiirka Xanaanada, Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Xukumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Xuseen Maxamud Sheekh Xuseen,  wuxuuna xusay in loo baahanyahay in lala yimaado qorshe cad oo abaraha looga gaashaaman karo, si dalka loo gaarsiiyo isku filnaansho iyo iskutashi dhameystiran.

Natiijooyinka kasoo baxa aqoon is weedaarsigan oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Xanaanada Xoolaha oo kaashaneysa Urur goboleedka IGAD ayey ka qeybgalayaashu ula noqon doonaan wasaaradaha ay ka socdaan si loo sameeyo siyaasad mideysan oo looga gaashaaman karo abaaraha iyo Musiibooyinka  dalka ka dhaca.

Previous Post

Wasiirka Warfaafint oo Maareeye cusub u magacaabay Golaha Murtida iyo Wacyigelinta Qaranka

Next Post

Golaha Shacabka oo akhrinta 2aad marsiiyay Hindise sharciyeedka Shirkadaha Ganacsiga

Next Post
Xildhibaanada Golaha shacabka oo ka dooday Miisaaniyadda sanadka 2019-ka

Golaha Shacabka oo akhrinta 2aad marsiiyay Hindise sharciyeedka Shirkadaha Ganacsiga

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo qaabilay wafdi ka socda hay’adda Mercy Corps

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo qaabilay wafdi ka socda hay’adda Mercy Corps

February 3, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi sare oo ka socday...

Wasaaradda Howlaha guud XFS oo hormuud u ah dardargelinta mashruuca garoonka New Muqdisho

Wasaaradda Howlaha guud XFS oo hormuud u ah dardargelinta mashruuca garoonka New Muqdisho

February 3, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Faarax Cabdinuur Axmed, ayaa maanta shir heer...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Wafdi ka socda Switzerland

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Wafdi ka socda Switzerland

February 3, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ballaaran oo ka socday Hay’adda...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Dowladda Soomaaliya oo ku celisay inay ahmiyad siineyso wada-hadal Qaran

February 3, 2026
0

Dowladda Soomaaliya War-saxaafadeed ay soo saartay markale ku celisay inay ahmiyad siineyso wada-hadal Qaran Screenshot  

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In