Wednesday, July 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Mudug oo sheegay in uu la imaanayo isbadal ka duwan midkii Maamuladii ka horeeyay.

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Mudug oo sheegay in uu la imaanayo isbadal ka duwan midkii Maamuladii ka horeeyay.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Axmed Muuse Nuur  oo dhawaan madaxweynaha maamul goboleedka Puntland Siciid Cabdulaahi Deni u magacaabay Guddoomiyaha  Gobolka Mudug  ayaa sheegay in uu la imaan doono Isbadal ka duwan kuwii ay  gobolka Mudug ku hugaamiyeen madaxdii isaga ka horeysay.

Related posts

Danjire Jibriil oo xarunta Safaaradda ku qaabilay Dr. Ezekiel Mutua

Danjire Jibriil oo xarunta Safaaradda ku qaabilay Dr. Ezekiel Mutua

July 28, 2026
Dowladaha Soomaaliya iyo Angola oo Xoojinaya Xiriirka Diblomaasiyadeed ee Labada Dal

Dowladaha Soomaaliya iyo Angola oo Xoojinaya Xiriirka Diblomaasiyadeed ee Labada Dal

July 28, 2026

Guddoomiyaha susub ayaa si gaar ah u balan qaaday in uu wax ka qabanayo Musuq-maasuqa oo uu ku tilmaamay cudur dilaa ah iyo colaadaha sokeeye ee ku soo laa-laabta deegaanadda gobolka Mudug ,“Waxaan si weyn ula diriri doonaa cudurka aafadda ah ee musuqa iyo amni la ‘aanta anagoo dhammaan daahfuri doona oo caddayn doona siyaasada maamulka isla markaasna cid walba oo wada-shaqayn naga dhaxeysana ula shaqeyn doona sida sharcigu qab.” ayuu yiri Axmed Muuse

Gudoomiye Axmed ayaa shacabka gobolka Mudug iyo Hay’adaha gobolkaasi ka howlgala ka dalbaday in ay ku garabsiiyaan gudashada waajibaadka loo igmaday.

Axmed Muuse Nuur ayaa xilal kala duwan ka soo qabtay gobolka waxa uuna  horey usoo noqday guddoomiye ku-xigeenka gobolka iyo la-taliye madaxweyne.

Madaxweynaha Puntland, Siciid Deni ayaa xilka guddoomiyaha maalin ka hor u magacaabay Axmed Muuse Nuur oo ay la shaqeyn doonaan labo ku-xigeen ee uu magacaabay Madaxweyne Deni.

Previous Post

Madaxweynaha JFS oo soo gabagabeeyay booqashadii uu ku joogay dalka Koonfur Afrika.

Next Post

Wasiir Goodax oo kormeer ku tagay goobaha uu ka socda imtixaanka Shahaadiga ee Dugsiga sare

Next Post
Wasiir Goodax oo kormeer ku tagay goobaha uu ka socda imtixaanka Shahaadiga ee Dugsiga sare

Wasiir Goodax oo kormeer ku tagay goobaha uu ka socda imtixaanka Shahaadiga ee Dugsiga sare

Danjire Jibriil oo xarunta Safaaradda ku qaabilay Dr. Ezekiel Mutua

Danjire Jibriil oo xarunta Safaaradda ku qaabilay Dr. Ezekiel Mutua

July 28, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Kenya, Danjire Jabriil Ibraahim Cabdulle, oo uu wehliyo Safiir Ku-xigeenka Safaaradda, Mudane Mukhtaar Mahad...

Dowladaha Soomaaliya iyo Angola oo Xoojinaya Xiriirka Diblomaasiyadeed ee Labada Dal

Dowladaha Soomaaliya iyo Angola oo Xoojinaya Xiriirka Diblomaasiyadeed ee Labada Dal

July 28, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa kulan laba geesood ah...

Soomaaliya iyo Rwanda oo Xoojinaya Xiriirka  Diblomaasiyadda

Soomaaliya iyo Rwanda oo Xoojinaya Xiriirka Diblomaasiyadda

July 28, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa kulan laba geesood ah...

Wasiirka Arrimaha Dibadda JFS oo Wadahadal dhanka Taleefanka la Yeeshay Dhiggiisa Dalka Urdun

Wasiirka Arrimaha Dibadda JFS oo Wadahadal dhanka Taleefanka la Yeeshay Dhiggiisa Dalka Urdun

July 28, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa maanta wadahadal dhinaca taleefanka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In