Monday, February 23, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa dowlad Goboleedka Galmudug oo wado Howlgallo lagu baacsanayo Nabad-diidka Al-Shabaab

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa dowlad Goboleedka Galmudug oo wado Howlgallo lagu baacsanayo Nabad-diidka Al-Shabaab
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Howlgallo amniga lagu sugayo oo bishaan barakeysan ee Ramadaan ka bilaawday deegaanada dowlad Goboleedka Galmudug ayaa meel wanaagsan maraya, iyadoo lagu soo qab-qabtay dad lagu tuhmayo ineey ka tirsan yihiin maleeshiyaadka argagixisada Al-shabaab.

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo xurunta Hay’adda ku qaabbilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda Cuntada Adduunka

Guddoomiyaha SoDMA oo xurunta Hay’adda ku qaabbilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda Cuntada Adduunka

February 23, 2026
Madaxweynaha JFS oo markale cafis u fidiyay dhallinyarada la qalday ee ka tirsan Khawaarijta

Madaxweynaha JFS oo markale cafis u fidiyay dhallinyarada la qalday ee ka tirsan Khawaarijta

February 23, 2026

Saraakiisha Ciidanka ammaanka 21-aad ee Xoogga dalka iyo kuwa dowlada Goboleedka Galmudug oo la hadlay Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa xusay in dhamaan degmooyinka D\G Galmudug ay ka socdaan, howlgallo looga hortagayo weerarada iyo falalka guracan ee bulshada ay ugeystaan maleeshiyaadka nabad diidka Alshabaab.

Sidoo kale Saraakiisha ayaa sheegay in ay sii wedi doonaan howlgallada argagixisada  naflacaariga Alshabaab looga xureynayo deegaanada ay uga harsanyihiin dowlad Goboleedka Galmudug, iyagoo Shacabka deegaanadaas ugu baaqay iney meel uga soo wada jeestaan maleeshiyaadka gabalkoodu sii dhacayo ee Al-shabaab.

Ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa dowladaha xubnaha ka ah dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa si dardar leh ku wado howlgaladii ugu dambeeyay ee argagixisada Alshabaab looga sifeynayo guud ahaan Gobolada dalka, iyadoo ay xusid mudan tahay in dhawaan arxan-laawayaasha laga xureeyay deegaano badan oo ay ku dhibaateyn jireen dadka rayidka ah.

Previous Post

Dhegeyso Barnaamijka Wadajir oo aanu ku eegeyno doorka dhalinyarada ee dhismaha waddanka

Next Post

Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb galay Shir-madaxeedka Ururka Iskaashiga Islaamka ee Makka”Sawirro”

Next Post
Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb galay Shir-madaxeedka Ururka Iskaashiga Islaamka ee Makka”Sawirro”

Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb galay Shir-madaxeedka Ururka Iskaashiga Islaamka ee Makka”Sawirro”

Guddoomiyaha SoDMA oo xurunta Hay’adda ku qaabbilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda Cuntada Adduunka

Guddoomiyaha SoDMA oo xurunta Hay’adda ku qaabbilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda Cuntada Adduunka

February 23, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa xarunta hay’adda ku qaabbilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda...

Madaxweynaha JFS oo markale cafis u fidiyay dhallinyarada la qalday ee ka tirsan Khawaarijta

Madaxweynaha JFS oo markale cafis u fidiyay dhallinyarada la qalday ee ka tirsan Khawaarijta

February 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa fadliga bisha Ramadaan awgiis, markale cafis u fidiyay dhallinyarada la qalday...

Soomaaliya oo cambaareysay weerarrada argagixiso ee ka dhacay Gobolka Zamfara, Nigeria.

Soomaaliya oo cambaareysay weerarrada argagixiso ee ka dhacay Gobolka Zamfara, Nigeria.

February 23, 2026
0

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si kulul u cambaareyneysaa weerarrada argagixiso ee ka dhacay Gobolka Zamfara ee waqooyi-galbeed dalka Nigeria, kuwaas...

Degmada Gubadley oo u gudubtay wareega labaad ee tartan cilmiyeedka warbaahinta Qaranka

Degmada Gubadley oo u gudubtay wareega labaad ee tartan cilmiyeedka warbaahinta Qaranka

February 23, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii lix iyo tobnaad, isla markaana ay qabanayso Warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed, ayaa si toos...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In