Wednesday, July 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maleeshiyaadka gabalkoodu dhacay ee Al-Shabaab oo cabsi xooggan ay soo Wajahday

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Maleeshiyaadka gabalkoodu dhacay ee Al-Shabaab oo cabsi xooggan ay soo Wajahday
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidanka Daraawiishta iyo Nabad -sugida maamulka Galmudug ayaa waxaa ay dhaq dhaqaaqyo Ciidan saakay ka wadaan degaanka Bulacle ee gobolka Galgaduud.

Related posts

Tababarka wajigii labaad ee Kobcinta Awoodda Maaliyadda Cimilada oo la soo gabagabeeyay

Tababarka wajigii labaad ee Kobcinta Awoodda Maaliyadda Cimilada oo la soo gabagabeeyay

July 29, 2026
Danjire Hodan oo waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo u gudbisay Boqorka Japan ‎

Danjire Hodan oo waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo u gudbisay Boqorka Japan ‎

July 29, 2026

Ciidanka ayaa sheegay in argagixisada Al-Shabaab ay ka baxeen degaankaasi ka hor inta aysan soo gaarin Ciidanka maamulka Galmudug, kadib markii ay dareemeen culeysyo ku soo wajahan, kaas oo uga imaanayay Ciidamada ammaanka.

Taliyaha Ciidanka Nabad suggida Galmudug Cabdullaahi Cabdi Raage ayaa sheegay in maleeshiyaadka Al-Shabaab degaankaasi uga carareen Saanad Ciidan, islamarkaana dhawaan ay soo bandhigi doonaan.

Waxaa uu ugu baaqay dadka kunool degaanka Bulacle in aysan soo dhaweyn maleeshiyaadka gabalkoodu sii dhacayo ee Al-Shabaab, islamarkaana ay la shaqeeyaan Ciidanka maamulka Galmudug.

Maleeshiyaadka naflacaariga Alshabaab ayeey soo wajahday cabsi xoogan oo uga imaaheysa Ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa Daraawiishta dowlad Goboleedyada oo si dardar leh ku wado,  Howlgallo looga xureeynayo haraadiga argagixisada Alshabaab deegaanada fara kutiriska ah ee ay kaga dhuumaaleysanayaan Gobolada dalka.

Previous Post

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo xaflad duco ah u qabatay Shahiid Xuseen Ceelaabe Faahiye

Next Post

Madaxweynaha oo dalka dib ugu soo laabtay kaddib safarro shaqo oo uu ku tagay Sucuudiga iyo Itoobiya”Sawirro”

Next Post
Madaxweynaha oo dalka dib ugu soo laabtay kaddib safarro shaqo oo uu ku tagay Sucuudiga iyo Itoobiya”Sawirro”

Madaxweynaha oo dalka dib ugu soo laabtay kaddib safarro shaqo oo uu ku tagay Sucuudiga iyo Itoobiya”Sawirro”

Tababarka wajigii labaad ee Kobcinta Awoodda Maaliyadda Cimilada oo la soo gabagabeeyay

Tababarka wajigii labaad ee Kobcinta Awoodda Maaliyadda Cimilada oo la soo gabagabeeyay

July 29, 2026
0

Sanduuqa Qaranka ee Cimilada ee Wasaaradda Maaliyadda, oo kaashanaya Ururka Bangiyada Soomaaliyeed ayaa soo gabagabeeyay maanta tababbarka wajigii labaad ee...

Danjire Hodan oo waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo u gudbisay Boqorka Japan ‎

Danjire Hodan oo waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo u gudbisay Boqorka Japan ‎

July 29, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, ahna Danjiraha aan degganayn ee Japan, Dr. Hodan Cusmaan Cabdi, ayaa...

Wasiir Fiqi” Waxaa jira mas’uuliyiin magac dilka dalka, Dowlado shisheeye lacago uga soo qaatay”,

Dowladda oo faahfaahin ka bixisay duqeymo lagu dilay Horjoogayaal ka tirsan Khawaariijta

July 29, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Gaalkacyo, ayaa shaaciyay in howlgal duqeyn ah...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Oo Shir Muhiim Ah Uga Qeybgalay Dalka Uganda

Taliyaha Ciidanka Xoogga Oo Shir Muhiim Ah Uga Qeybgalay Dalka Uganda

July 29, 2026
0

Waxaa maanta magaalada Kampala si rasmi ah uga furmay shirka taliyeyaasha ciidamada dalalka ciidamada ku deeqay Hawlgalka Midowga Afrika ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In