Wednesday, July 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Shaqada oo ku dhawaaqday in shaqaalaha dowladda ay fasax yihiin munaasabadda ciidda awgeed

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Garsoorayaasha Maxkamadda Sare oo la dhaariyey
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha bulshada ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ku wargelisay shaqaalaha dowladda iyo kuwa gaarka ah inay yihiin fasax maalmaha Ciidda.

Qoraalka ka soo baxay Wasaaradda ayaa lagu sheegay labo maalin inay fasaxyihiin shaqaalaha dowladda iyo kuwa hay’adaha gaarka loo leeyahay shaqaalahooda.

Related posts

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo kormeer shaqo ku tagay Dekedda caalamiga ah ee magaalada Muqdisho

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo kormeer shaqo ku tagay Dekedda caalamiga ah ee magaalada Muqdisho

July 29, 2026
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha islaamka XFS oo daah-Furay adeegga labeyk Umrah package (Xirmooyinka).

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha islaamka XFS oo daah-Furay adeegga labeyk Umrah package (Xirmooyinka).

July 29, 2026

Qoraal ka soo baxay wasaaradda ayaa lagu yiri “Wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada waxay ku wargelinaysa dhammaan shaqaalaha hay’adaha jamhuuriyada federaalka Soomaaliya iyo Hay’adaha gaarka loo leeyahay shaqaalahooda inay fasax tahay maalinta Ciidu Fidhriga 2 maalmood oo ku aaddan maalinta Talaadada ah iyo Arbacada.”

Previous Post

Wasaaradda Diinta oo shaacisay in berri ay ciid tahay

Next Post

Dawladda Soomaaliya oo soo dhoweysay Qaraarkii dhawaan ka soo baxay Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay

Next Post
Dowladda Soomaaliya oo si kulul u cambaaraysay weerarkii argagaxiso ee Nairobi

Dawladda Soomaaliya oo soo dhoweysay Qaraarkii dhawaan ka soo baxay Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo kormeer shaqo ku tagay Dekedda caalamiga ah ee magaalada Muqdisho

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo kormeer shaqo ku tagay Dekedda caalamiga ah ee magaalada Muqdisho

July 29, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Dekedda caalamiga ah ee magaalada Muqdisho,...

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha islaamka XFS oo daah-Furay adeegga labeyk Umrah package (Xirmooyinka).

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha islaamka XFS oo daah-Furay adeegga labeyk Umrah package (Xirmooyinka).

July 29, 2026
0

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha islaamka XFS Cismaan Axmed Macoow ayaa daah-Furay adeegga labeyk Umrah package (Xirmooyinka) Adeeggan waxaa...

Xildhibaanno ka tirsan Barlamaanka Soomaaliya oo Koonfur Afrika uga qeybgalaya shirka Baarlamaanada Afrika

Xildhibaanno ka tirsan Barlamaanka Soomaaliya oo Koonfur Afrika uga qeybgalaya shirka Baarlamaanada Afrika

July 29, 2026
0

Shirweynaha Baarlamaanka Afrika ee (Pan-African Parliament) ayaa ka socda magaalada Midrand ee dalka Koonfur Afrika, waxaana shirka oo ay ka...

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo Cambaareysay Xadgudubka loo geystay Masjidka Barakeysan ee Al-Aqsa

July 29, 2026
0

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si kulul u cambaareynaysaa weerarka iyo gelitaanka Masjidka Barakeysan ee Al-Aqsa ee uu hoggaaminayay sarkaal Israa’iili...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In