Saturday, August 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha JFS oo ku baaqay in laga wada qeyb qaato xoojinta Amniga,Midnimada iyo Wadajirka

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha JFS oo ku baaqay in laga wada qeyb qaato xoojinta Amniga,Midnimada iyo Wadajirka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay xoojinta midnimada iyo wada jirka.

Related posts

Wasiirka Amniga Gudaha oo soo xiray tababarka Dufcadda 5-aad ee Ciidanka Darawiishta

Wasiirka Amniga Gudaha oo soo xiray tababarka Dufcadda 5-aad ee Ciidanka Darawiishta

August 13, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray Degmada Dhuusamareeb

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray Degmada Dhuusamareeb

August 13, 2026

Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlayay munaasabadda ciida iyo gudashadii waajibaadka bishi Ramadaan ee tagtay, ayaa shacabka Soomaaliyeed u rajeyeey bash bash iyo barwaaqo in ilaahay uu ku gaarsiiyo sanadkan sanadkiisa,wuxuu sidoo kale ku baaqay in la garab istaago shacabka Soomaaliyeed ee danyerta ah,kuwaasi oo aan waxba haysanin.

Madaxweynaha ayaa soo hadal qaaday arrimaha nabad geliyada,wuxuuna ku baaqay in loo midoobo sidii loo xoojin lahaa ammaanka iyo xasiloonida dalka,isagoo sidoo kale mid muhiim ah ku tilmaamay midnimada iyo wada jirka Ummadda Somaaliyeed.

“Asalaama caleykum waraxmatulaahi Wabarakaatu,umadda Soomaaliyeed waxaan ugu hambalyeynaynaa munaasabadda Ciida,waxaan alle ka baryeynaa in uu inaga aqbalo acmaashii wanaagsanayd oo aan gudanay,gaara ahaan intii bisha Ramadaan lagu guda jiray,waxaana ku baaqayaa in loo gar gaaro dadka danyerta ah,in aan wada ilaalino midnimada iyo Wada Jirka”. ayuu yir Madaxweyne Farmaajo.

Previous Post

Shacabka Soomaaliyeed oo maalinta koowaad ee Ciidul fidriga u dabaal dagay “Sawirro”

Next Post

Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo Hanbalyo u diray shacabka Soomaaliyeed maalinta ciida owgeed

Next Post
Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo Hanbalyo u diray shacabka Soomaaliyeed maalinta ciida owgeed

Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo Hanbalyo u diray shacabka Soomaaliyeed maalinta ciida owgeed

Wasiirka Amniga Gudaha oo soo xiray tababarka Dufcadda 5-aad ee Ciidanka Darawiishta

Wasiirka Amniga Gudaha oo soo xiray tababarka Dufcadda 5-aad ee Ciidanka Darawiishta

August 13, 2026
0

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa si rasmi ah u soo xiray tababarka...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray Degmada Dhuusamareeb

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray Degmada Dhuusamareeb

August 13, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar iyo wafdi saraakiil ah oo uu hoggaaminayo ayaa lagu...

Guddoomiyaha Jaamacadda Muqdisho oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Kenya

Guddoomiyaha Jaamacadda Muqdisho oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Kenya

August 13, 2026
0

Wafti uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Jaamacadda Muqdisho, Dr. Ibraahim Maxamed Mursal, ayaa booqasho rasmi ah ku tegay xarunta Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay Agaasimaha Horumarinta UK

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay Agaasimaha Horumarinta UK

August 13, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kulan la yeeshay Agaasimaha Horumarinta Boqortooyada Midowday (UK),...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In