Friday, August 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya oo Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Gobolka Minnesota uga war-bixiyey xaaladda dalka

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya oo Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Gobolka Minnesota uga war-bixiyey xaaladda dalka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga Caalamiga ah ee dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Amb. Ahmed Ciise Cawad   oo maalmahan ku sugnaa magaalada Minneapolis Gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka ayaa kulan la qaatay  qaar ka mid ah Jaaliyadda Soomaaliyeed qaybaheeda kala duwan iyo Madaxda Gobolka Minnesota, wuxuuna Wasiirku uga war-bixiyey xaaladda  dalka iyo guulaha laga gaaray arrimaha Siyaasadda, Ganacsiga iyo xariirka Caalamiga ah.

Kullankaan oo ay iska kaashadeen hay’adda Global Minnesota oo ah Hay’ad ay kullansadeen ganacsatada Gobolka  & Jaamacadda Augosburg ayaa waxaa wasiirka Su’aalo  laga waydiiyey Xaaladda dalka,isagoo jawaabo waafi ah ka siiyey dadkii goobta ku sugnaa.

Related posts

Wasiirka Amniga Gudaha oo soo xiray tababarka Dufcadda 5-aad ee Ciidanka Darawiishta

Wasiirka Amniga Gudaha oo soo xiray tababarka Dufcadda 5-aad ee Ciidanka Darawiishta

August 13, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray Degmada Dhuusamareeb

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray Degmada Dhuusamareeb

August 13, 2026

Xaamud Maasheeye Wasiiru dowlahihi hore ee wasaaradda arrimaha dibadda ee dowladdii uu gar wadeenka ka ahaa Madaxweyne Sheikh Shariif  ayaan tilmaamay in dowladu ay ku talaabsatay hormaro badan oo ay arrimaha dibadda ugu horeyso.

Khadiijo Cali oo ka mid ah ganacsatada Soomaaliyeed ee Gobolka Minnesota kana tirsan hay’adda Global Minnesota ayaa war-baahinta Qaranka uga war bixisay sababta ku dhalisay shirkaan uu martida ku ahaa Wasiirka wasaaradda arrimaha dibadda dowladda Federaalka Soomaaliya.

Ugu danbayntii wasiirka ayaa Xusay doorka ay  jaaliyadda Soomaaliyeed ku leedahay dib-u-dhiska Soomaalia, kulana dar-daarmay in ay tallo, Toosin iyo tabarucaadba uga qayb-qaataan kalin mug iyo miisan leh.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka Oo Bil Mushaarkeed Ugu Qayb Qaadanaya Dib-u-dhiska Degmada Warta-nabadda.

Next Post

Wasaaradda Amniga XFS oo Sheegtay in ay guddi u magacaabeyso Shaqaaqadii ka dhacday Gobolka Hiiraan

Next Post
Wasaaradda Amniga XFS oo Sheegtay in ay guddi u magacaabeyso Shaqaaqadii ka dhacday Gobolka Hiiraan

Wasaaradda Amniga XFS oo Sheegtay in ay guddi u magacaabeyso Shaqaaqadii ka dhacday Gobolka Hiiraan

Wasiirka Amniga Gudaha oo soo xiray tababarka Dufcadda 5-aad ee Ciidanka Darawiishta

Wasiirka Amniga Gudaha oo soo xiray tababarka Dufcadda 5-aad ee Ciidanka Darawiishta

August 13, 2026
0

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa si rasmi ah u soo xiray tababarka...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray Degmada Dhuusamareeb

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray Degmada Dhuusamareeb

August 13, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar iyo wafdi saraakiil ah oo uu hoggaaminayo ayaa lagu...

Guddoomiyaha Jaamacadda Muqdisho oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Kenya

Guddoomiyaha Jaamacadda Muqdisho oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Kenya

August 13, 2026
0

Wafti uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Jaamacadda Muqdisho, Dr. Ibraahim Maxamed Mursal, ayaa booqasho rasmi ah ku tegay xarunta Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay Agaasimaha Horumarinta UK

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay Agaasimaha Horumarinta UK

August 13, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kulan la yeeshay Agaasimaha Horumarinta Boqortooyada Midowday (UK),...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In