Wednesday, July 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xaaladda Beledweyne oo degan iyo Guddigii loo xilsaaray baaritaanka shaqaaqadii dhacday oo ku wajahan

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Dhageyso: dhagar qabe ka tirsan Al shabaab oo ku dhintay qarax uu ku aasayay Baladweyn
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Maxamed Caraale ayaa shaaca ka qaaday in xaaladda guud ee magaalada Beledweyne ay tahay mid degan, isla makaana ay ku guuleysteen in xubno lagu tuhmayo inay ka dambeeyeen falkii ka dhacay Beledweyne gacanta lagu dhigay, loona taxaabay xabsiga dhexe.

Guddoomiyaha oo wareysi gaar ah siiyay Radio Muqdisho ayaa sheegay si horu dhac ah xabsiga loo taxaabay rag lala xiriirinayo inay ka dambeeyeen weerarkii ka dhacay Beledweyne, ayna socoto baaritaanada la xiriirta kiiskaasi.

Related posts

Danjire Jibriil oo xarunta Safaaradda ku qaabilay Dr. Ezekiel Mutua

Danjire Jibriil oo xarunta Safaaradda ku qaabilay Dr. Ezekiel Mutua

July 28, 2026
Dowladaha Soomaaliya iyo Angola oo Xoojinaya Xiriirka Diblomaasiyadeed ee Labada Dal

Dowladaha Soomaaliya iyo Angola oo Xoojinaya Xiriirka Diblomaasiyadeed ee Labada Dal

July 28, 2026
Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Maxamed Caraale
Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Maxamed Caraale

“Allaha u naxariisto taliyihii qeybta Gobalka Hiiraan shalay ayaan aasnay, aas qaran ayaan u sameynay, waxaan ku guuleysanay inaan qabanayo dambiilayaashii falka dilka ah geystay iyo kuwii amarka fuliyay”ayuu yiri Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan.

Mudane Cali Maxamed Caraale ayaa sheegay in Guddiigii uu magacaabay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo uu guddoomiye u yahay Sareeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ay ku wajahanyihiin magaalada Beledweyne, si ay u dhameystiraan baaritaanka shaqaaqadii ka dhacday Beledweyne ee lagu dilay Taliyihii qeybta booliska Gobolka Hiiraan Gaashaanle dhexe Maxamed Macow Xalane.

Previous Post

Gabar Soomaaliyeed oo ka mid noqotay markii ugu horeysay Xildhibaan ka mid ah Baarlamaanka Norway

Next Post

Wiil Soomaaliyeed oo abaal-marin ku helay u gar gaaridda dadka soo galootiga ku ah Mareykanka

Next Post
Wiil Soomaaliyeed oo abaal-marin ku helay u gar gaaridda dadka soo galootiga ku ah Mareykanka

Wiil Soomaaliyeed oo abaal-marin ku helay u gar gaaridda dadka soo galootiga ku ah Mareykanka

Danjire Jibriil oo xarunta Safaaradda ku qaabilay Dr. Ezekiel Mutua

Danjire Jibriil oo xarunta Safaaradda ku qaabilay Dr. Ezekiel Mutua

July 28, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Kenya, Danjire Jabriil Ibraahim Cabdulle, oo uu wehliyo Safiir Ku-xigeenka Safaaradda, Mudane Mukhtaar Mahad...

Dowladaha Soomaaliya iyo Angola oo Xoojinaya Xiriirka Diblomaasiyadeed ee Labada Dal

Dowladaha Soomaaliya iyo Angola oo Xoojinaya Xiriirka Diblomaasiyadeed ee Labada Dal

July 28, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa kulan laba geesood ah...

Soomaaliya iyo Rwanda oo Xoojinaya Xiriirka  Diblomaasiyadda

Soomaaliya iyo Rwanda oo Xoojinaya Xiriirka Diblomaasiyadda

July 28, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa kulan laba geesood ah...

Wasiirka Arrimaha Dibadda JFS oo Wadahadal dhanka Taleefanka la Yeeshay Dhiggiisa Dalka Urdun

Wasiirka Arrimaha Dibadda JFS oo Wadahadal dhanka Taleefanka la Yeeshay Dhiggiisa Dalka Urdun

July 28, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa maanta wadahadal dhinaca taleefanka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In