Wednesday, February 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Caalamka

Wiil Soomaaliyeed oo abaal-marin ku helay u gar gaaridda dadka soo galootiga ku ah Mareykanka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Caalamka, Wararka
0
Wiil Soomaaliyeed oo abaal-marin ku helay u gar gaaridda dadka soo galootiga ku ah Mareykanka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Cabdullaahi Cali Barre oo ah Wiil Soomaaliyeed, isla markaana ah agaasimaha Hay’adda Gateway community Service oo dadka soo galootiga ka caawisa dhanka shaqo helista ayaa markii ugu horeysay ku guuleystay abaalmarin lagu magacaabo Shaping Maine uu sannad kasta baxixiyo gobalka Maine ee dalka Mareykanka, taas oo lasiiyo 50 qof ee bulshada Gobalka wax ku soo kordhiyey ama ka hirgaliyey adeeg wanaagsan.

Cabdullaahi  ayaa abaalmarintan ku mutesytay in uu adeegyo baahi weyn loo qabay ka hirgaliyey Gobalka, waxaana uu soo dhaweeyey talaabada abaalmarintan lagu gudoonsiiyey, isagoo sheegay in ay u tahay dhiiri-galin.

Related posts

Madaxweynaha JFS oo u hambalyeeyay masuuliyiinta la doortay ee Guddiga Xuquuqul Insaanka Soomaaliya

Madaxweynaha JFS oo u hambalyeeyay masuuliyiinta la doortay ee Guddiga Xuquuqul Insaanka Soomaaliya

February 4, 2026
Ra’iisul Wasaarihii hore Cali Maxamed Geedi oo hambalyo u diray xubnaha Guddiga Xuquuqul Insaanka Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaarihii hore Cali Maxamed Geedi oo hambalyo u diray xubnaha Guddiga Xuquuqul Insaanka Soomaaliya.

February 4, 2026

Dhanka kale Cabdullaahi Cali Barre ayaa xusay in ay jiraan dad aad u badan oo Soomaali ah, oo ayaga laftigoodu wax ku soo kordhiyey Gobolka, ayna mudnayd in la siiyo abaalmarintan, wuxuuna kaloo sheegay in qof kasta oo Soomaaliya looga bahan yahay da’daal uu dadkiisa ugu adeego.

Farah Bille oo ka tirsan Jaaliyadda Soomaaliyeed oo Gobolka Washington State kana tirsan bahda caafimaadka magaalada Seattle  oo lagu casumay kullanka ayaa sheegay in tani ay tahay guul weyn oo u soo hooyatay dadka Soomaaliyeed guusha iyo magaca uu Cabdullaahi u soo hoyey.

Soomaalida ku nool Gobolka Maine ayaa lagu qiyaasaa 12 kun illaa 13 kun, waxayna doorashadii sannadkii la soo dhaafay Deeq Dhalac  ka mid noqatay Gollaha Deegaanka ,waana gabadhii ugu horeysay ee Muslim ah ama madow ah ee xil ka qabato golaha deegaanka ee magalada Koonfurta Portland, iyadoo Safiya Khalid-na hadda ka sharxan tahay magaalada Lewiston ee isla Gobolka Maine.

Sannad kasta abaalmarinta la baxiyo ayaa lasiiyaa 50-ka qof ee ugu saameyta badan ama waxqabadka wanaagsan ee ka hirgaliya Gobalka Maine ee dalka Mareykaka.

Abdihakim Abdi Ismail Warbaahinta Qaranka Maine USA.

Previous Post

Xaaladda Beledweyne oo degan iyo Guddigii loo xilsaaray baaritaanka shaqaaqadii dhacday oo ku wajahan

Next Post

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay dilkii ka dhacay Gaalkacyo

Next Post
Wasiirka Warfaafinta XFS oo si Kulul u Cambaareeyay Qaraxii Argaggixisnimo ee maanta

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay dilkii ka dhacay Gaalkacyo

Madaxweynaha JFS oo u hambalyeeyay masuuliyiinta la doortay ee Guddiga Xuquuqul Insaanka Soomaaliya

Madaxweynaha JFS oo u hambalyeeyay masuuliyiinta la doortay ee Guddiga Xuquuqul Insaanka Soomaaliya

February 4, 2026
0

Muqdisho, Febaraayo, 04,2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee Guddiga Madaxa-Bannaan...

Ra’iisul Wasaarihii hore Cali Maxamed Geedi oo hambalyo u diray xubnaha Guddiga Xuquuqul Insaanka Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaarihii hore Cali Maxamed Geedi oo hambalyo u diray xubnaha Guddiga Xuquuqul Insaanka Soomaaliya.

February 4, 2026
0

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Geedi, ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray xubnaha dhawaan loo doortay Guddoomiyaha,...

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Xarun Waxbarasho oo laga hirgeliyay Garasbaalley

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Xarun Waxbarasho oo laga hirgeliyay Garasbaalley

February 4, 2026
0

Muqdisho, Febraayo 04, 2026: Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa hoggaamiyay munaasabad lagu...

Soomaaliya iyo Aljeeriya oo ku tallaabsanaya dhismaha guddi saaxiibtinimo oo Baarlamaan

Soomaaliya iyo Aljeeriya oo ku tallaabsanaya dhismaha guddi saaxiibtinimo oo Baarlamaan

February 4, 2026
0

Danjiraha Dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Jamhuuriyadda Aljeeriya, Danjire Yuusuf Axmed Xasan (Yuusuf Jeego), ayaa ka qeyb galay kulan rasmi...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In