Wadamada ku bahoobay ururka NATO ayaa bayaan ka soo saaray shir deg deg ah oo maanta ay ka yeesheen duulaanka...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali ayaa magaalada Muqdisho ku qaabilay Agaasimaha Hay’adda Horumarinta Iskaashiga...
Dalka Ghana waa dal dadkiisa ay ku fanaan in aanay ku imaan waqtigii loogu talagalay xilliyada la balama! waa maxay...
In ka badan 4,400 oo duulimaadyo ayaa la hakiyay guud ahaan adduunka oo dhan, sababo la xiriira isbadelka Cimlada iyo...
Ra’iisal wasarihii la afgenbiyay ee dalka suudaan Cabdullaahi Xamduuk ayaa maanta laga sii daayay xabsi gurigii uu ku jiray tan...
Madaxda dalka Itoobiya ayaa shacabka heysta qalabka qaab militeri ahaan loo adeegsan karo ka codsatay inay diiwaan geliyaan. Laanta dowladda...
Sarkaalka ka arrimiya bariga Libya, ee Jeneraal Khaliifa Xaftaar ayaa maanta oo Talaado ah shaaciyay inuu yahay musharrax madaxweyne oo...
Wararka aan ka heleyno dalka Uganda waxay sheegayaan in caasimadda Kampala ay goordhaw ka dhaceen ugu yaraan labo qarax oo...
Ciidanka la dagaalanka argagaxisada ee dalka Ingiriiska ayaa maanta seddax qof u xiray gari taksi ah ku qarxay goob kasoo...
Dowladda Niger ayaa ku dhaawaqday in dalka uu galayo labo maalin oo baroor ah oo loo samaynayo 69 qof oo...
Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS, Mudane Xamsa Aadan Xaadow, ayaa kulan la yeeshay...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Gamal Maxamed Hassan, oo ay weheliyaan Wasiiru Dowlaha Wasaaradda,...
RADIO MUQDISHO:-Warbaahinta Masar ayaa si rasmi ah u shaacisay in laba qof ay dhinteen, halka 25 qof oo kalena ay...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliyeed, Mudane Cali Cabdi Maxamed (Cali Shiine), ayaa booqasho ku tagay xarunta Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho