Monday, October 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Caalamka

Qarax ka dhacay Liverpool iyo dowladda UK oo war ka soo saartay

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Caalamka, Wararka
0
Qarax ka dhacay Liverpool iyo dowladda UK oo war ka soo saartay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidanka la dagaalanka argagaxisada ee dalka Ingiriiska ayaa maanta seddax qof u xiray gari taksi ah ku qarxay goob kasoo horjeeda isbitaalka Hooyada iyo Dhalaanka ee magaalada Liverpool ee waqooyiga dalka UK, booliska ayaa sheegay in qaraxa uu ku dhintay nin saarnaa gaariga taksiga ah, halka uu dhaawac kasoo gaaray darawalkii waday gaariga.

Dadkaan ayaa la sheegay in lala xiriirinayo qaraxaas ka dhacay Liverpool. “Rakaab tagsiga raacay ayaa lagu tuhunsantahay inuu sameeyay walxaha qarxa, kaas oo sababay qaraxa,’ ayuu yiri Madaxa La-dagaalanka argagaxisada ee waqooyi galbeed Russ Jackson.

Related posts

Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026
Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

October 4, 2026

Sidoo kale waxa uu sheegay in uu fahamsan yahay in dareewalkii waday Taksiga uu qof rakaab ah ka soo qaaday wadada Rutland Avenue, oo u dhow Sefton Park, waxuuna codsaday in la geeyo Isbitaalka haweenka ee magaalada Liverpool.

Previous Post

Heestii Kulumaay, Codkii Mustafe Sheekh Aadan Keydka Radio Muqdisho

Next Post

Ra’iisul Wasaare Rooble oo si diiran loogu soo dhaweeyay Dhuusamareeb “SAWIRRO”

Next Post
Ra’iisul Wasaare Rooble oo si diiran loogu soo dhaweeyay Dhuusamareeb “SAWIRRO”

Ra’iisul Wasaare Rooble oo si diiran loogu soo dhaweeyay Dhuusamareeb "SAWIRRO"

Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa xafiiska...

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

October 4, 2026
0

Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ee Galmudug, gaar ahaan Waaxda Hydrometeorology, waxay soo saartay saadaasha roobabka ee muddada 04 ilaa...

Wasiirka Tamarta Galmudug ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta

Wasiirka Tamarta Galmudug ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta

October 4, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha ee Galmudug, Mudane Abdullaahi Maxamed Daahir, ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In