Tuesday, July 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

 126 Dhallinyaro ah oo soo dhameystay barnaamij dhaqan-celin ah

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Xildhimaano ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya iyo Ma’suuliyiin koonfur galbeed ayaa ka qeyb galay Munaasabad tababar loogu furay labo boqol (200) barre oo ku nool Baydhabo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

126—ruux oo horay uga tirsanaa kooxda Al-Shabaab, isla markaana kal hore isku soo dhiibay Maamulka Koonfur Galbeed ayaa magaalada Beydhabo loogu soo gabagabeeyay barnaamij dhaqan-celin ah, kaddib markii ay soo dhameysteen daruus la xiriirtay ka qeyb qaadashada horumarka dalka iyo maareynta noloshooda.

Xaflad ka dhacday xarunta Dhaqancelinta Maleeshiyada ee magaalada Beydhabo, waxaa ka qeybgalay xubno ka socday Maamulka Dowlag Goboleedka Koonfur Galbeed, Qaramada Midoobay, Ururka Caalimiga ah ee Muhaajiriinta iyo AMISOM.

Related posts

Ciidamada Dab-damiska oo Bakaaraha ka damiyay dab saaka ka kacay Suuqa Bakaaraha

Ciidamada Dab-damiska oo Bakaaraha ka damiyay dab saaka ka kacay Suuqa Bakaaraha

July 21, 2026
Masuuliyiin ka socday Wasaaradaha DFS oo Muqdisho uga qaybgalay tababar lagu horumarinayo haweenka

Masuuliyiin ka socday Wasaaradaha DFS oo Muqdisho uga qaybgalay tababar lagu horumarinayo haweenka

July 21, 2026

Madaxa Hub ka Dhigista iyo Dhaqab-celinta dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Ilyas Cali Nuur oo ka hadlay soo gabagabeynta xafladdaasi ayaa sheegay in lagu guuleystay qabsoomidda barnaamijka dhaqan celinta, isla markaana ay soo baxeen dhallinyaro maskax ahaan iyo jir ahaan diyaar u ah in ay wax la qeybsadaan bulshada Soomaaliyeed inteeda kale.

Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, Ururka Caalamiga ah ee Muhaajirinta iyo Dowladda Jarmalka ayaa magaalooyinka Muqdisho, Beledweyne, Kismaayo iyo Baydhabo ka hirgeliyay xarumo lagu dhaqan-celinayo dhallinyarada ka soo baxsada kooxaha hubeysan.

Previous Post

Mas’uuliyiin ka qeyb galay munaasabad uu xilka kula wareegayay Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Mudug

Next Post

Ciidanka DANAB oo la wareegay deegaanno hor leh

Next Post
Howlgallo qorshaysan oo Danab  ay ka fulisay Jubbada Dhexe

Ciidanka DANAB oo la wareegay deegaanno hor leh

Ciidamada Dab-damiska oo Bakaaraha ka damiyay dab saaka ka kacay Suuqa Bakaaraha

Ciidamada Dab-damiska oo Bakaaraha ka damiyay dab saaka ka kacay Suuqa Bakaaraha

July 21, 2026
0

Ciidamada dab-damiska iyo kooxaha gurmadka degdegga ah ee Gobolka Banaadir ayaa ku guuleystay inay damiyaan dab xooggan oo maanta ka...

Masuuliyiin ka socday Wasaaradaha DFS oo Muqdisho uga qaybgalay tababar lagu horumarinayo haweenka

Masuuliyiin ka socday Wasaaradaha DFS oo Muqdisho uga qaybgalay tababar lagu horumarinayo haweenka

July 21, 2026
0

Masuuliyiin ka socday wasaaradaha kala duwan ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Muqdisho uga qaybgalay tababar ku saabsan dhisidda adkeysiga dhaqaale...

Dab xooggan oo saaka ka kacay qeybta Cabdulla Shideeye ee Suuqa Bakaaraha

Dab xooggan oo saaka ka kacay qeybta Cabdulla Shideeye ee Suuqa Bakaaraha

July 21, 2026
0

Dab xooggan ayaa saaka ka kacay qeybta Cabdulla Shideeye ee Suuqa Bakaaraha, iyadoo ololka uu saameeyay goobo ganacsi oo ku...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobaysa booqashada Madaxweynaha FIFA ee Muqdisho

Soomaaliya oo u diyaar-garoobaysa booqashada Madaxweynaha FIFA ee Muqdisho

July 21, 2026
0

Wada-shaqeynta dhow ee u dhexeysa Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, oo uu hoggaamiyo Wasiir Maxamed Cabduqaadir Cali,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In