Saturday, April 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Howl-wadeenno ka tirsan Hay’adda Duulista rayidka Soomaaliyeed oo Shahaaddooyin la gudoonsiiyay+Sawirro.

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Howl-wadeenno ka tirsan Hay’adda Duulista rayidka Soomaaliyeed oo Shahaaddooyin la gudoonsiiyay+Sawirro.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Qaar kamid ah shaqaalaha Hay’adda duulista Hawada oo dhawaan tababar ku saabsan lasocoshada diyaaradaha isticmaala hawada ku soo qaatay dalka Itoobiya ayaa maanta munaasabad ka dhacday dalkaasi lagu guddoonsiiyay Shahaaddooyin.

Tababarkaan ayay ku qaateen muddo bil ah dalka Itoobiya waxaana munaasabadda lagu abaalmarinayay ku sugnaa mas’uuliyiin ka tirsan hay’addaha duulista rayidka dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya.

Related posts

Wasiirka Maaliyadda XFS oo khudbad ka jeediyay kulanka Bangiga Dunida ee Washington

Wasiirka Maaliyadda XFS oo khudbad ka jeediyay kulanka Bangiga Dunida ee Washington

April 17, 2026
Mas’uuliyiinta Buuhoodle oo u istaagay ciribtirka muqaadaraadka

Mas’uuliyiinta Buuhoodle oo u istaagay ciribtirka muqaadaraadka

April 17, 2026

Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyoDuulista Hawada Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Salaad Oomaar ayaa sheegay in bisha July dhamaadkeeda ay si rasmi ah u maamuli doonaan diyaaradaha isticmaala Hawada dalka, isagoo xusay in Shaqaalaha Soomaaliyeed ay u tababaranyihiin sidi loo maamuli lahaa hawada dalka.

Hawada Soomaaliya ayaa ku dhawaad 30 sanno laga maamulayay dalka Kenya,iyadoo dhawaan ay lasoo wareegtay Dowlada Federaalka Soomaaliya waxaana la filayaa 27-ka December ee sanadakaan 2019 in agabyo kale oo Casri ah lagu rakabo magaalooyinka Hargeysa iyo Boosaaso, taasi oo ugu dambeyn go’aamin doonta dhameysrtirka waxyaabaha ka dhiman Hay’adda Duulista rayidka Soomaaliyeed.

Previous Post

SANAD GUURADDII 59-AAD EE XORNIMADA IYO MIDEYNTA UMMADDA SOOMAALIYEED (Qeybta-2aad)

Next Post

Aas Qaran oo loo Sameeyey Marxuum Maxamed Qanyare Afrax “SAWIRO”

Next Post
Aas Qaran oo loo Sameeyey Marxuum Maxamed Qanyare Afrax “SAWIRO”

Aas Qaran oo loo Sameeyey Marxuum Maxamed Qanyare Afrax "SAWIRO"

Wasiirka Maaliyadda XFS oo khudbad ka jeediyay kulanka Bangiga Dunida ee Washington

Wasiirka Maaliyadda XFS oo khudbad ka jeediyay kulanka Bangiga Dunida ee Washington

April 17, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Iimaan Cige ayaa khudbad taabaneysa dhinacyo badan ka jeediyay fadhiga loo dhan...

Mas’uuliyiinta Buuhoodle oo u istaagay ciribtirka muqaadaraadka

Mas’uuliyiinta Buuhoodle oo u istaagay ciribtirka muqaadaraadka

April 17, 2026
0

Maamulka Degmada Buuhoodle,saraakiisha boliiska,kuwa daraawiishta iyo odayaasha dhaqanka ayaa yeeshay kulan looga hadlaayay xaaladda amni ee degmadaasi iyo qaabka loo...

Madaxda Wasaaradda Sportiga XFS oo kulan muhiim ah la qaatay Ururada Dhallinyarada

Madaxda Wasaaradda Sportiga XFS oo kulan muhiim ah la qaatay Ururada Dhallinyarada

April 17, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Mudane Axmed Yuusuf Xasan ayaa kulan la qaatay hoggaamiyeyaasha ururrada dhallinyarada ee ka...

Xildhibaan Aweys Maxamed Cumar oo Nirobi kula shiray Mas’uuliyiin ka tirsan K/ Kuuriya

Xildhibaan Aweys Maxamed Cumar oo Nirobi kula shiray Mas’uuliyiin ka tirsan K/ Kuuriya

April 17, 2026
0

Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Ka hortagga iyo La dagaallanka fikradaha Xagjirka ah ee wata rabshadaha Mudane...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In