Thursday, March 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xildhibaannada Golaha Shacabka oo ka arrinsanaya wax ka badalka sharciga Shaqaalaha Rayidka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Golaha Shacabka oo maanta yeelanaya Kulan-kooda koowaad ee Kalfadhiga 5aad
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Mudanayaasha Golaha Shacabka Soomaaliya  ayaa lagu wadaa maaanta iney kulan ay kaga hadli doonaan akhrinta koowad ee wax ka bdedlka sharciga shaqaalaha rayidka iyo warbixin lagu wado in laga dhageysto mudaneyaasha Soomaaliya u matalayay Baarlamaanka Jaamacada Carabta ku yeeshan xaruntooda golaha ee magaalada Muqdisho.

Prof Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah mudanayaasha Golaha Shacabka ayaa radiomuqdisho u sheegay ajandayaasha kulanka maanta ay ugu weyntahay mid la xiriirta shaqada iyo shaqaalaha iyo in warbixin laga dhageysto guddi baarlamaanka u qaabilsan Jaamacadda Carabta oo madasha xog ka siin doono waxyaabihii ay kala soo kulmeen shirarkii Jaamacadda Carabta ee ay ka qayb galeen.

Related posts

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo soo fhaweysay Ansixinta Dastuurka Soomaaliya

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo soo fhaweysay Ansixinta Dastuurka Soomaaliya

March 5, 2026
Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la yeeshay bulshada ay saameynta abaarta ee G/ Mudug.

Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la yeeshay bulshada ay saameynta abaarta ee G/ Mudug.

March 5, 2026

“Dowladaha Carabta waxa ay ka dhiidhiyeen sheegashada Kenya ee Badda Soomaaliya, iyagoo si cad uga soo horjeestay arrintaasi iyo xuduud beenaad ay sameysatay Kenya oo ay ku dooneysay inay ku marin habaabiso dunida, Jaamacadda Carabtuna waa ay nala qaateen mowqifka Soomaaliya ay ka taagantahay arrinta badda kaddib markii aan xog badan ka siinay arrintaas”. ayuu yiri Xildhibaan Dalxa.

Xildhibaan Prof Maxamed Cumar Dalxa ayaa xusay in Jaamacadda Carabta ay diyaar u tahay in Soomaaliya ka caawiso horumarinta dhinacyada dhaqaalaha iyo hirgelinta mashaariicda la doonayo in lagu horumariyo kaabayaasha dhaqaale ee dalka.

 

Previous Post

Guddigii xaqiiqa raadinta dadkii lagu dilay Gaalkacyo & Dhuusamareeb oo Boosaaso gaaray

Next Post

Dowladda Soomaaliya oo la wareegtay Ciidamo gaaraya 700 iyo Gaadiid dagaal

Next Post
Ciidanka Xoogga dalka oo howlgal ka dhan ah maleeshiyada Al-Shabaab ka sameeyay Gobolka Shabeelaha dhexe

Dowladda Soomaaliya oo la wareegtay Ciidamo gaaraya 700 iyo Gaadiid dagaal

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo soo fhaweysay Ansixinta Dastuurka Soomaaliya

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo soo fhaweysay Ansixinta Dastuurka Soomaaliya

March 5, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Soomaaliya ayaa soo dhoweysay ansixinta Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee dhameystirka Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...

Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la yeeshay bulshada ay saameynta abaarta ee G/ Mudug.

Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la yeeshay bulshada ay saameynta abaarta ee G/ Mudug.

March 5, 2026
0

Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed ayaa kulan la qaatay maamulka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ku nool Gobolka Mudug,...

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 4, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

March 4, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga  labaad ee tartanka

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In