Sunday, June 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha K/Galbeed oo gaaray Degmada Xudur ee Gobolka Bakool+SAWIRO

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo magacaabey Wasiiru Dowlayaal.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdigan uu hogaaminayey madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya mudane Cabdicasiis Xasan Maxmed ( Lafta-Gareen ) ayaa waxaa manta si diiran loogu so dhoweyey degmada xudur ee xarunta gobolka Bakool, waxaana soo dhaweyntiisa ka qeyb galay mas’uuliyiin ka tirsan mamulka gobolka, kan degmadda, sarakiisha ciidanka, odeyaal, dhalinyaro, iyo caruur.

Ciidanka xoogga dalka qeybta 60aad guutada 9aad ayuu salaam sharaf kaga qaatay madaxweyne Cabdi casiis xasan maxamed ( lafta gareen ) garoonka diyaaradaha degmada xudur ee xarunta gobolka bakool.

Related posts

Wafdi ka socday Qaramada Midoobay oo la qaabilay

Wafdi ka socday Qaramada Midoobay oo la qaabilay

June 13, 2026
Guddiga Qaran ee Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda oo kormeeray Tuulada Cayaaraha

Guddiga Qaran ee Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda oo kormeeray Tuulada Cayaaraha

June 13, 2026

Safarka madaxweynaha ayaa waxaa qeyb ka ahaa wasiiradaha wasaaradaha cafimaadka, maaliyada, amniga, Bay’adda, xildhibaano, taliyaasha ciidanka xooga dalka iyo kan darawiishta Koonfur Galbeed.

Soo dhoweyn iyo is marxabayn ka dib Madaxweynaha dowlad goboleedka KG mudane cabdicasiis lafta-Gareen ayaa u mahadceliyey shacabka degmada xudur iyo masuuliyiintooda soo dhoweynta diiran ee ay usameeyen waxaana uu sheegey in maalmaha uu joogo degmada Xudur uu wax ka qaban doono baahiyaha ka jira degmada sidoo kalena waxa uu dhiirageliyey ciidanka xoogga dalka iyo kuwa daraawiisha KGS guushii ay ka gareen dagaalkii ay la galeen al-shabaab.

Previous Post

Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya oo diblomaasiyiin kala hadlay xaaladda dalka

Next Post

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Kormeeray Wasaaradda Qorsheynta.”Sawirro”

Next Post
Dowladda Soomaaliya oo 1 Milyen oo dollar ugu deeqday dadka fatahaaduhu ay saameeyeen

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Kormeeray Wasaaradda Qorsheynta.”Sawirro”

Wafdi ka socday Qaramada Midoobay oo la qaabilay

Wafdi ka socday Qaramada Midoobay oo la qaabilay

June 13, 2026
0

Wasiir-Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee XFS Cali Maxamed Cumar Cali Balcad, ayaa maanta qaabilay wefdi ka...

Guddiga Qaran ee Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda oo kormeeray Tuulada Cayaaraha

Guddiga Qaran ee Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda oo kormeeray Tuulada Cayaaraha

June 13, 2026
0

Guddiga Qaran ee Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda Iyo Midnimada ayaa galabta kormeeray Tuulada Cayaaraha Dalka ee Stadio Muqdisho oo ka mid...

Hoggaamiyaha la doortay ee Koonfur Galbeed oo shir-guddoomiyay kulan looga arrinsanayay amniga

Hoggaamiyaha la doortay ee Koonfur Galbeed oo shir-guddoomiyay kulan looga arrinsanayay amniga

June 13, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Hoggaamiyaha la doortay ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa guddoomiyay shir amni oo lagu...

Xulka Qaranka Gabdhaha Soomaaliyeed oo markii ugu horreysay taariikhda kulan-ciyaareed rasmi ah ku matalaya Soomaaliya

Xulka Qaranka Gabdhaha Soomaaliyeed oo markii ugu horreysay taariikhda kulan-ciyaareed rasmi ah ku matalaya Soomaaliya

June 13, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka Qaranka Gabdhaha Soomaaliya ee da’doodu ka yar tahay 17 sano ayaa galabta sameynaya taariikh cusub, maadaama ay markii...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In