Saturday, April 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidanka XD oo qabtay Maleeshiyaad Al-Shabaab ah iyo waxyaabaha Qarxa “Dhageyso”

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Ciidanka XD oo qabtay Maleeshiyaad Al-Shabaab ah iyo waxyaabaha Qarxa “Dhageyso”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Howlgallo ay Ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa maamulka Jubbaland ay ka sameeyeen deegaanno ka tirsan Gobolka Jubadda Hoose ayaa waxey gacanta ku soo dhigeen 3 qof oo looga shakisanyahay in ay ka tirsanyihiin maleeshiyaadka Alshabaab.

Taliyaha Guutada 11-aad qeybta 43-aad ee Ciidanka Xoogga dalka Maxamed Xasan Badal oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in Saddexdaan qof ay saarnaayeen gaari BL ah oo ku wajahnaay magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubadda Hoose.

Related posts

Wasiirka Maaliyadda XFS oo khudbad ka jeediyay kulanka Bangiga Dunida ee Washington

Wasiirka Maaliyadda XFS oo khudbad ka jeediyay kulanka Bangiga Dunida ee Washington

April 17, 2026
Mas’uuliyiinta Buuhoodle oo u istaagay ciribtirka muqaadaraadka

Mas’uuliyiinta Buuhoodle oo u istaagay ciribtirka muqaadaraadka

April 17, 2026

Taliyaha ayaa tilmaamay in Saddexdaan qof ee lagu tuhmaayo in ay ka tirsan yihiin argagixisada Alshabaab ay heleen xog ah in ay ka mid ahaayeen Alshabaab  ka dibna ay gaariga kala degeen, isagoo sheegay in ay ku soo qabteen qalab ay wateen ayna ku wareejiyeen lamaaha amniga si baaritaanno dheeraad ah loogu sameeyo.

Halkaan Hoose ka Dhageyso Wareysiga Taliyaha

https://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2019/07/Maxamed-Xasan-Badal-Taliyaha-Guutada-11-ee-taliska-qaybta-43aad-ee-ciidanka-xoogga-dalka.mp3
Previous Post

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo ka warbixisay Guulaha Safarka R/wasaaraha ee Galmudug (Dhageyso)

Next Post

Wafdi heer Caalami ah oo gaaray magaalada Dhuusamareeb+Sawirro

Next Post
Wafdi heer Caalami ah oo gaaray magaalada Dhuusamareeb+Sawirro

Wafdi heer Caalami ah oo gaaray magaalada Dhuusamareeb+Sawirro

Wasiirka Maaliyadda XFS oo khudbad ka jeediyay kulanka Bangiga Dunida ee Washington

Wasiirka Maaliyadda XFS oo khudbad ka jeediyay kulanka Bangiga Dunida ee Washington

April 17, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Iimaan Cige ayaa khudbad taabaneysa dhinacyo badan ka jeediyay fadhiga loo dhan...

Mas’uuliyiinta Buuhoodle oo u istaagay ciribtirka muqaadaraadka

Mas’uuliyiinta Buuhoodle oo u istaagay ciribtirka muqaadaraadka

April 17, 2026
0

Maamulka Degmada Buuhoodle,saraakiisha boliiska,kuwa daraawiishta iyo odayaasha dhaqanka ayaa yeeshay kulan looga hadlaayay xaaladda amni ee degmadaasi iyo qaabka loo...

Madaxda Wasaaradda Sportiga XFS oo kulan muhiim ah la qaatay Ururada Dhallinyarada

Madaxda Wasaaradda Sportiga XFS oo kulan muhiim ah la qaatay Ururada Dhallinyarada

April 17, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Mudane Axmed Yuusuf Xasan ayaa kulan la qaatay hoggaamiyeyaasha ururrada dhallinyarada ee ka...

Xildhibaan Aweys Maxamed Cumar oo Nirobi kula shiray Mas’uuliyiin ka tirsan K/ Kuuriya

Xildhibaan Aweys Maxamed Cumar oo Nirobi kula shiray Mas’uuliyiin ka tirsan K/ Kuuriya

April 17, 2026
0

Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Ka hortagga iyo La dagaallanka fikradaha Xagjirka ah ee wata rabshadaha Mudane...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In