Friday, January 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wafdi heer Caalami ah oo gaaray magaalada Dhuusamareeb+Sawirro

admin by admin
6 years ago
in Wararka
0
Wafdi heer Caalami ah oo gaaray magaalada Dhuusamareeb+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka arrimaha Gudaha Soomaaliya iyo Madaxa Xukuumadda maamulka Galmudg ayaa si wadajir ah Garoonka Diyaaradaha magaalada Dhuusamareeb ugu soo dhaweeyay Qaar ka mid ah Wakiilada Beesha Caalamka u jooga Soomaaliya.

Wafdiga ayaa waxaa sidoo kale soo dhaweyntiisa ka qeyb galay wasiirka amniga XFS iyo mas’uuliyiin kale,waxaana Xubnaha Dhuusamareeb gaaray ka mid ah, Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Sooamaliya,Wakiilka Midowga Afrika,IGAD iyo safiirada wadamo dhowr ah oo u jooga Soomaaliya.

Related posts

Kulan looga hadlayay ka jawaabidda xaaladda abaaraha oo lagu qabtay xarunra Hay’adda SoDMA

Kulan looga hadlayay ka jawaabidda xaaladda abaaraha oo lagu qabtay xarunra Hay’adda SoDMA

January 15, 2026
Shirka Wasiirada Macdanta Jaamacadda Carabta oo ka dhacay Dalka Sucuudiga

Shirka Wasiirada Macdanta Jaamacadda Carabta oo ka dhacay Dalka Sucuudiga

January 15, 2026

Wafdiga oo ah mid heer Caalami ah ayaa waxaa la geeyay xarunta Madaxtooyada Galmudug ee magaalada Dhuusamareeb,iyadoo lagu wado in ay kulamo la qaataan Ra’iisul wasaaraha XFS mudane Xasan Cali Kheyre iyo Madaxa Xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir.

Previous Post

Ciidanka XD oo qabtay Maleeshiyaad Al-Shabaab ah iyo waxyaabaha Qarxa “Dhageyso”

Next Post

Dowlad Goboleedka Hirshabeelle oo Siminaar u qabatay Ururada Bulshada rayidka”Dhageyso”

Next Post
Dowlad Goboleedka Hirshabeelle oo Siminaar u qabatay Ururada Bulshada rayidka”Dhageyso”

Dowlad Goboleedka Hirshabeelle oo Siminaar u qabatay Ururada Bulshada rayidka"Dhageyso"

Kulan looga hadlayay ka jawaabidda xaaladda abaaraha oo lagu qabtay xarunra Hay’adda SoDMA

Kulan looga hadlayay ka jawaabidda xaaladda abaaraha oo lagu qabtay xarunra Hay’adda SoDMA

January 15, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Soomaaliyeed mudane Maxamuud Macallin Cabdulle iyo Ku Xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud u qaabilsan...

Shirka Wasiirada Macdanta Jaamacadda Carabta oo ka dhacay Dalka Sucuudiga

Shirka Wasiirada Macdanta Jaamacadda Carabta oo ka dhacay Dalka Sucuudiga

January 15, 2026
0

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Batroolka iyo Khayraadka Macdanta Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiwahab Cabdi Cumar (Cananuug), oo la hadlay Warbaahinta Qaran...

Madaxweynaha Algeria oo la gaarsiiyay dhambaal ka socotay Madaxweynaha JFS

Madaxweynaha Algeria oo la gaarsiiyay dhambaal ka socotay Madaxweynaha JFS

January 15, 2026
0

Madaxweynaha Algeria Abdelmadjid Tebboune ayaa qaabilay Faarax Sheikh Cabdulqaadir Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha ahna Wasiirka Waxbarashada XFS, kaasoo farriin...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormeeray ciidamada XDS & Daraawiishta Waqooyi Bari

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormeeray ciidamada XDS & Daraawiishta Waqooyi Bari

January 15, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Axmed Macalin Fiqi ayaa maanta kormeer ugu tagay cutubyo ka tirsan Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In