Friday, April 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddigga dib-u-heshiisiinta Galmudug oo shaaca ka qaaday in shirka uu furmi doono waqtigii loogu talagay.

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Amniga Dhuusamareeb oo lagu wareejiyay Ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Prof. Cabdiraxmaan Baaddiyoow gudoomiyaha gudiga dib u heshiisiinta Galmudug oo ka hadlayay munaasibad lagu shaacinayay in Ciidamada amaanka DFS si toos ah loogu wareejiyay amaanka magaalo madaxda Galmudug ee Dhuusamareeb ayaa shaaca ka qaaday waqtiga uu furmayo shirka dib u heshiisiinta Galmudug.

Prof. Baadiyoow ayaa sheegay in shacabka dhamaan deegaanadii iyo degmooyinkii Galmudug ee ay soo mareenu shuruud uga dhigeen ka soo qeyb galkooda gogosha Dhuusamareeb taal in sugida amaanka lagu wareejiyo ciidamada amaanka ee Qaranka, waxa uuna intaasi ku daray in maanta wixii ka dambeeya tabashadaasi meesha ka bixi doonto.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la yeeshay Madaxweyne Erdoğan

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la yeeshay Madaxweyne Erdoğan

April 16, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Istiraatiijiyadda Qaran ee La-dagaallanka musuqmaasuqa oo la ansixiyey

April 16, 2026

Gudoomiyaha gudiga dib u heshiisiinta Galmudug ayaa sheegay in shirku furmayo waqtigii la qorsheeyay.

Maanta oo Taariikhdu tahay 2-da bisha Augost ayaa si toos ah sugida amaanka Caasimada Galmudug ee Dhuusamareeb loogu wareejiyay ciidamada amaanka Dowladda Fedraalka Soomaaliya.

Previous Post

Amniga Dhuusamareeb oo lagu wareejiyay Ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya+Sawirro

Next Post

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Dawo Gaarsiiyay Isbitaalka Guud Ee Magaalada Dhuusamareeb.

Next Post
Ra’iisul Wasaare Khayre oo Dawo Gaarsiiyay Isbitaalka Guud Ee Magaalada Dhuusamareeb.

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Dawo Gaarsiiyay Isbitaalka Guud Ee Magaalada Dhuusamareeb.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la yeeshay Madaxweyne Erdoğan

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la yeeshay Madaxweyne Erdoğan

April 16, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Dolmabahçe ee magaalada Istanbul waxa uu kulan kula yeeshay Madaxweynaha...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Istiraatiijiyadda Qaran ee La-dagaallanka musuqmaasuqa oo la ansixiyey

April 16, 2026
0

War-saxaafadeed: Ansixinta Istiraatiijiyadda Qaran ee La-dagaallanka musuqmaasuqa (NACS - 2026–2030).  

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Safiirka Hindiya ka guddoomay nuqul ka mid ah warqadda Danjirenimo

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Safiirka Hindiya ka guddoomay nuqul ka mid ah warqadda Danjirenimo

April 16, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa xarunta Wasaaradda ku...

Ciidanka Xoogga oo howlo biyo dhaamin ah ka wada deegaanada Gobolka Sh/Hoose

Ciidanka Xoogga oo howlo biyo dhaamin ah ka wada deegaanada Gobolka Sh/Hoose

April 16, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka yaa gurmad biyo Dhaamin ah u sameeyay shacabka ku dhaqan Deegaanka Dhanaane ee duleedka Degmada Marka oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In