Maxkamada Ciidanka Qalabka Sida ayaa Saakay dil toogasho ku fulisay labo nin oo horay uga tirsanaa Kooxda Al Shabaab.
Labadaan Nin ayaa dilal iyo qaraxyo ka geystay Magaalada Muqdisho kuwaas oo ay ku dhinteen dad badan oo Soomaaliyeed.
Horay ayaa Xukuno dil ah ugu soo rideen heerarka Kala duwan ee Maxkamadaha Ciidanka Qalabka sida balse Saaka Aroortii hore ayaa lagu toogtay Fagaaraha Cadaalada ee Toogashadu ka dhacdo ee Muqdisho.
Faahfaahinta oo Dhameystiran goordhow ayaan idiin soo gudbin doonaa insha allah