Friday, July 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Qorsheynta XFS oo kulan wadatashi ah la qaadatay ganacsatada+sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
7 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Qorsheynta XFS oo kulan wadatashi ah la qaadatay ganacsatada+sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Taliyaha Ciidanka Dhulka Dowladda Jamhuuriyadda Turkiga, Metin Tokel, oo booqasho rasmi ah ku yimid Soomaaliya

Taliyaha Ciidanka Dhulka Dowladda Jamhuuriyadda Turkiga, Metin Tokel, oo booqasho rasmi ah ku yimid Soomaaliya

July 10, 2026
Wasiir Fiqi oo ciidanka xoogga faray in ay diyaargaroobaan

Wasiir Fiqi oo ciidanka xoogga faray in ay diyaargaroobaan

July 10, 2026

 Xafiiska Dhiirigelinta Maalgashiga [SOMINVEST] oo ka tirsan Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ayaa qabatay shir loogala tashanayay Ganacsadata Soomaaliyeed oo ay hor-kaceyso Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed.

Waxaa shirka kasoo qeyb galay ganacsato ay ka mid yihiin Ururka Bangiyada Soomaaliyeed, Ganacsatada Warshadaha, Beeraha, Xoolaha, Kalluumeystada, Dalxiiska iyo Martigelinta iyo sidoo kale Dhismaha.

Ujeeddooyinka shirka ayaa ahaa; in la qoro ahmiyadaha maalgashi ee ku habboon maalgashi shisheeye iyo wada shaqeynta hey’adaha dhiirigelinta maalgashiga
Falanqeyn dheer kadib, waxaa la soo bandhigay qeybaha ku habboon maalgashi shisheeye iyo sida loo xaqijin karo ilaalinta maalgshade-yaasha shisheeye.

SOMINVEST waxa ay 24kii bishii Luulyo, 2019 qabatay shir lagala tashanayay hey’adaha Dowladda Federaalka ah Istiratiijiyadda Maalgashiga Qaranka. Sidoo kale 6dii Ogoosto waxa ay SOMINVEST la sameysay wadatashi Dowlad Goboleedyada. Maanta oo ay taariikhdu tahay 7da Ogoosto, 2019 waxa la qabtay wadatashi lala yeeshay Ganacsatada Soomaaliyeed qeybahooda kala duwan.

Waxaa soo idlaaday wadatashiyada Istiratiijiyadda Maalgashiga Qaranka, waxaana la marin doonaa hannaanka xaqiijinta [validation process] daruuriga ah ka hor inta aan la hor-geyn Golaha Wasiirada si ay uga doodaan una ansixiyaan.

SOMINVEST waxa loo igmaday in ay dhiiro geliso Maalgashiga Shisheeye, soo bandhigista muuqaal wanaagsan oo ku saabsan Soomaaliya, iyo u uloleynta siyaasadaha sare u qaadaya maalgashiga shisheeye.

Previous Post

Madaxweynaha K/Galbeed oo lagu soo dhaweeyey Baydhabo+sawirro

Next Post

Guddiga Dhaqaalaha iyo ganacsiga ee Aqalka Sare oo la kulmay wasiirka Ganacsiga XFS+Sawirro

Next Post
Guddiga Dhaqaalaha iyo ganacsiga ee Aqalka Sare oo la kulmay wasiirka Ganacsiga XFS+Sawirro

Guddiga Dhaqaalaha iyo ganacsiga ee Aqalka Sare oo la kulmay wasiirka Ganacsiga XFS+Sawirro

Taliyaha Ciidanka Dhulka Dowladda Jamhuuriyadda Turkiga, Metin Tokel, oo booqasho rasmi ah ku yimid Soomaaliya

Taliyaha Ciidanka Dhulka Dowladda Jamhuuriyadda Turkiga, Metin Tokel, oo booqasho rasmi ah ku yimid Soomaaliya

July 10, 2026
0

Muqdisho, Soomaaliya – Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa maanta Garoonka Aadan Cadde ku soo dhaweeyey...

Wasiir Fiqi oo ciidanka xoogga faray in ay diyaargaroobaan

Wasiir Fiqi oo ciidanka xoogga faray in ay diyaargaroobaan

July 10, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa ciidanka xoogga dalka iyo ciidanka deegaanka ee ku jira dugsiga tababarrada Qoriloow...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay suxufiyiinta warbaahinta gaarka loo leeyahay

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay suxufiyiinta warbaahinta gaarka loo leeyahay

July 9, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee XFS, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta Beerta Nabadda kulan kula yeeshay suxufiyiinta warbaahinta...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo shir guddoomiyay kulan looga hadlayay amniga

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo shir guddoomiyay kulan looga hadlayay amniga

July 9, 2026
0

Taliska Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa maanta xaruntiisa ku qabtay shirka Talisyada Qaybaha Ciidanka Dhulka, kaas oo uu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In