Wednesday, March 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidanka Xoogga oo la-wareegay dhamaan deegaanada hoostaga degmada Awdheegle ee Sh.hoose

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Kumaandooska Soomaaliya ee Awdheegle ku sugan oo khasaare xoogan gaarsiyay maleeshiyaadka Shabaab
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidanka Xoogga dalka ayaa isku balaariyey deegaano badan oo hoostaga degmada Awdheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose halkaas oo ay kawadaan howlgalo balaaran kuwaas oo cadowga ku beegsanayaan.

Saraakiil kamid ah Ciidanka Xoogga oo ku sugan Awdheegle ayaa sheegay in laga soo bilaabo shalay galinkii hore illaa maanta Ciidanku la-wareegeen deegaano badan kana kamid ah degmada Owdheegle.

Related posts

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal ku xoreeyay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal ku xoreeyay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

March 11, 2026
Ciidamada Qaranka oo gudaha u galay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

Ciidamada Qaranka oo gudaha u galay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

March 11, 2026

Shalay ayey isku dayeen Argagaxisada Al Shabaab inay weerar ku qaadaan Fariisinka Ciidanku ku leeyihiin degmadaas iyagoo halkaas kala kulmay jawbeyn.

Taliyaha Ciidanka Luqta General Yuusuf Raage Odawaa oo Radio Muqdisho lahadlay ayaa sheegay in Maydadka Al Shabaab daadsan yihiin Bartamahaa Magaalada sidoo kale gacanta ku dhigeen Maleeshiyaad u dagaalamayey Shabaabka.

Waxaa ay Warbaahinta Qaranku ogaantay sidoo kale in qaar kamid ah Dhaawacyada Al Shabaab ee dagaalkii shalay iyagu dhameystireen kadib markii ku guul dareysteen in Dhaawacyadooda qaateen kadib markii u adkeysan waayeen Kooxdu Awooda Ciidanka Qalabka sidda ee Awdheegle ku sugan.

Xaaladda Magaalada Awdheegle ee Shabeellaha Hoose ayaa Saaka ah mid aad u dagan iyadoona halkaas siwanaagsan Ciidanku shaqooyinkooda u heystaan.

Maleeshiyaadka Al Shabaab iyo Horjoogayaashooda ayaa ku dhuumaaleysta Dhulka Keymaha ah iyagoona hadba isaga sii carara halka Ciidanku gaaro.

Previous Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Guddoomiyaha Awdheegle “70 kamid ah Maydadka Al Shabaab ayaa daafaha Magaalada yaalay illaa shalay “Dhageyso”

Next Post
Ciidamada Xoogga dalka oo gacanta ku dhigay deegaanno horleh oo ka tirsan Shabeellaha Hoose.

Guddoomiyaha Awdheegle "70 kamid ah Maydadka Al Shabaab ayaa daafaha Magaalada yaalay illaa shalay "Dhageyso"

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal ku xoreeyay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal ku xoreeyay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

March 11, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal guuleystay ku xoreeyay deegaanka Xawaadley ee gobolka Shabeellaha Dhexe, kaas oo horey ugu dhuumaaleysanayeen...

Ciidamada Qaranka oo gudaha u galay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

Ciidamada Qaranka oo gudaha u galay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

March 11, 2026
0

Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed oo howlgallo ka dhan ah Khawaarijta ka wada deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa maanta gudaha...

Wasiirka Qoyska XFS oo khudbad ka jeedisay Shirka Haweenka Adduunka ee New York

Wasiirka Qoyska XFS oo khudbad ka jeedisay Shirka Haweenka Adduunka ee New York

March 11, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka Soomaaliya ayaa khudbad ka jeedisay shirka Haweenka Adduunka ee ka socda magaalada New...

Tartamayaasha Hodan oo tartanka ka ciribtirtay Diinsoor, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo tartanka ka ciribtirtay Diinsoor, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

March 10, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In