Maamulka degmada Awdheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa ka hadlay xaaladda Magaaladaas kadib howlgaladda Ciidanka.
Gudoomiyaha degmada Awdheegle Maxamed Aweys Abuukar oo lahadlay ayaa faahfaahin dheerad ah ka bixiyey sida xaaladda magaaladu tahay.
Waxaa uu sheegay in 70 kamid ah Maydadka Al Shabaab daafaha magaalada lagu arkay kuwa kale ay qaateen.
Halkan ka dhageyso Wareysiga Gudoomiyaha oo dhameystiran