Sunday, August 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maxakamadda Sare ee Ciidanka Qalabka Sida qeybta 60-aad oo ayidday xukun dil ah oo lagu riday gacan ku dhiigle C/raxmaan Cali Xasan (Sugow)

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Maxakamadda Sare ee Ciidanka Qalabka Sida qeybta 60-aad oo ayidday xukun dil ah oo lagu riday gacan ku dhiigle C/raxmaan Cali Xasan (Sugow)
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maxkamadda Sarre ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliyeed oo u fariisatay dhageysiga kiiska rag dilal kaladuwan ku eedeysnaa kadib racfaan ay ka qaateen Maxkamadda Ciidamada qeybteeda 60-aad.

Dable NISA C/raxmaan Cali Xasan (Sugow) oo 40-jir ah ayaa ka soo hormuuqday goobta uu fadhiga maxkamdda Sarre ee ciidamada ee ku qaadeysay dacwadaha,iyadoo sidoo kale ay goobjoog ka ahaayeen Qareeno difaacayey eedeysanayaashii la horkeenay maxkamadda.

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo la kulmay Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka

Guddoomiyaha SoDMA oo la kulmay Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka

August 16, 2026

Madaxweyne Xasan Sheekh oo cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka tababar ugu soo xiray Galgaduud

August 16, 2026

Racfaanle D/le NISA C/raxmaan Cali Xasan (Sugow) oo loo heystay dilka marxuum Max”ed Xasan Max’ed ayaa horay xukun dil ah ku sooridday Maxkamadda Darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida Qeybta 60aad.

Xeer-ilaalinta maxkamadda ciidamada qalabka sida Qeybta 60-aad ayaa horkeentay maxkamdda caddeeymo dheeri ah,qiraal muujinayo in uu galay dembiilaha kiiskii lagu soo ooga,iyo sidoo kale marqaatiyaashii ku maragfurayey eedeysanaha dhammaan waxa ay k hor caddeeyeen in racfaanle C/raxmaan Cali Xasan(Sugow) uu galay dembigaasi.

Intaas kadib Maxakamadda Sarre ee Ciidamada Qalabka sida Soomaaliya ayaa ku raacday xukunkii Maxkamadda Darajada 1aad Ciidamada Qalabka sida Qeybta 60-aad horay ugu xukuntay Dable NISA C/raxmaan Cali Xasan(Sugow) oo ahaa dil toogasho ah,islamarkaana ah qisaasta Marxuum Maxed Xasan Max’ed Weeydhaan.

Dhanka kale Maxkamadda ayaa sidoo kale u fariisatey dacwadda racfaaanle Dable Darwiish Xuseen Cali Macalin Iimaan Gureeyoo,23jir ah iyo racfaanle Dable Xoogga C/waaxid Cali Sheekh Aadan 23jir ah kuwaasoo ku eedeysnaa dilka marxuum Muxudiin Maxamed C/raxmaan kaasoo ka dhacay beer ku taala duleedka magaalada Baydhabo.

Previous Post

Wasiirka Warfaafinta DFS oo daahfuray shir wada tashi ah oo ay qeyb ka yihiin Warfaafinta  dowlad goboleedyada+Sawirro

Next Post

Madaxweyne Farmaajo iyo Wefdi uu Hugaaminaayo oo Goor Dhow u Amba baxay Dalka Jabuuti.

Next Post
Madaxweyne Farmaajo iyo Wefdi uu Hugaaminaayo oo Goor Dhow u Amba baxay Dalka Jabuuti.

Madaxweyne Farmaajo iyo Wefdi uu Hugaaminaayo oo Goor Dhow u Amba baxay Dalka Jabuuti.

Guddoomiyaha SoDMA oo la kulmay Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka

Guddoomiyaha SoDMA oo la kulmay Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka

August 16, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka tababar ugu soo xiray Galgaduud

August 16, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Dugsiga Xananbuure ee...

Hay’adda NISA oo war kasoo saartay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Dhexe

Ciidanka NISA oo hawlgal ku dilay horjoogeyaal ka tirsanaa Khawaarijta

August 16, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgal qorsheysan oo 12-kii Agoosto 2026 ka...

Soomaaliya oo ka qayb gashay xuska maalinta Ururka Hay’adaha Hantidhowrka Wadamada Carabta

Soomaaliya oo ka qayb gashay xuska maalinta Ururka Hay’adaha Hantidhowrka Wadamada Carabta

August 16, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Hantidhowraha Guud ee JFS, Mudane Axmed Ciise Guutaale, ayaa ka qaybgalay munaasabadda xuska “50 Guurada” ka soo wareegtay markii...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In