Sunday, August 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Yugaandha: 10-qof oo ku dhimatay qarax ka dhashey Gaari siday shidaal.

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Yugaandha: 10-qof oo ku dhimatay qarax ka dhashey Gaari siday shidaal.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ugu yaraan 10-ruux ayaa ku dhimatay galbeedka dalka Yugaandha,ka dib markii uu qarxay uu k adashey gaari siday shidaal oo ku dhacay sadex gaari oo kale.

Boliiska dalkaasi ayaa war ay soo saareen ku sheegay in dadkaasi  dhintay ay gubteen ka dib kolki shidaal uu waday Gaarigaasi uu qabsaday dab.

Related posts

Ku-simaha Madaxweynaha Waqooyi Bari oo qaabilay wafdi ka socday Qaramada Midoobay

Ku-simaha Madaxweynaha Waqooyi Bari oo qaabilay wafdi ka socday Qaramada Midoobay

August 16, 2026
Guddoomiyaha SoDMA oo la kulmay Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka

Guddoomiyaha SoDMA oo la kulmay Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka

August 16, 2026

Gaarigaasi xamuulka ah ee siday shiidaalka ayaa warku intaa ku daray in uu ka yimid dalka Kenya.isla markaana uu ku socday Jamhuuriyadda Dimoqraadiga ee Koongo.

Illaa 30-meherado oo kuwa ganacsiga ah ayaa ku gubtay qaraxii ka dhashay shidaalka saarnaa Gaarigasi,waxaana Afhayen u hadlay ciidamada Boliiska dalka Yugandha uu sheegay in laba Gaari oo Taksi ah iyo mid kale oo siday 20-qof ,ay soo gaareen waxyeello.

Previous Post

Wasiir Fowsiyo Maxamed Sheekh oo Baydhabo ka furaysa shir u dhexeeya wasaaradaha Tamarta Heer Federaal iyo Heer Dowlad Goboleed+sawirro

Next Post

Shirka Wasiirada Warfaafinta DFS iyo Dowlad goboleedyada oo maanta lagu casuumay Bulshada rayidka+Sawirro

Next Post
Shirka Wasiirada Warfaafinta DFS iyo Dowlad goboleedyada oo maanta lagu casuumay Bulshada rayidka+Sawirro

Shirka Wasiirada Warfaafinta DFS iyo Dowlad goboleedyada oo maanta lagu casuumay Bulshada rayidka+Sawirro

Ku-simaha Madaxweynaha Waqooyi Bari oo qaabilay wafdi ka socday Qaramada Midoobay

Ku-simaha Madaxweynaha Waqooyi Bari oo qaabilay wafdi ka socday Qaramada Midoobay

August 16, 2026
0

Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne Ku-xigeenka DWBS, Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jabriil ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayay ku xigeenka Ergayga...

Guddoomiyaha SoDMA oo la kulmay Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka

Guddoomiyaha SoDMA oo la kulmay Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka

August 16, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka tababar ugu soo xiray Galgaduud

August 16, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Dugsiga Xananbuure ee...

Hay’adda NISA oo war kasoo saartay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Dhexe

Ciidanka NISA oo hawlgal ku dilay horjoogeyaal ka tirsanaa Khawaarijta

August 16, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgal qorsheysan oo 12-kii Agoosto 2026 ka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In