Wednesday, April 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan lagu Taageeraayay Dhismaha Dekedda Hobyo oo Maanta ka dhacay Hobyo

caqiil by caqiil
7 years ago
in Wararka
0
Kulan lagu Taageeraayay Dhismaha Dekedda Hobyo oo Maanta ka dhacay Hobyo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Odoyaasha iyo Waxgaradka Gobolada dhexe ee Dalka ayaa soo dhaweeyay
Dadaalada ay dawladda FS ku bixinayso mashruuca dhismaha Dekadda Hobyo
oo dalka oo dhan gaar ahaan Galmudug ahmiyad wayn u leh.

Suldaan C/naasir Jaamac Seed iyo Nabadoon Firdhiye oo ku
hadlayay Afka Waxgaradka Gobolada dhexe ayaa warbaahinta Qaranka ug
waramay magaalada Hobyo ayaa sheegay in mashruucan uu rajo galinayo
bulshada Galmudug ayna bogaadinayaan.

Related posts

Ethiopian Air Force says it killed 35 Al-Shabab militants in Somalia

In ka badan 30 ka tirsan Khawaarijta oo howlgallo lagu dilay

April 21, 2026
Xafiiska Hantidhowraha oo bayaan soo saaray

Xafiiska Hantidhowraha oo bayaan soo saaray

April 21, 2026

Guddoomiyaha Hobyo C/laahi Axmed Cali Faad ayaa sidoo kale tallaabo
hore loo qaaday ku tilmamay in dawladaha Soomaaliya iyo Qatar ay isla
meel dhigeen bilaabashada Mashruuca dhismaha Dekadd.

Dowladihii Dalka soo maray ayaa marar badan isku dayay inay dhisaan Dekedda Hobyo laakiin kuma guulaysan hasa yeeshee Dowladda Federaalka Soomaaliya ee uu majaraha u haayo Madaxweyne Mudane Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo ayaa dhexda u xiratay dhismaha iyo dayactirka Kaabayaasha dhaqaalaha ee Dalka waxaana qeyb ka ah Dalaada lagu doonaayo dhismaha Dekeddaha Degmooyinka  Hobyo iyo baraawe oo ka kala tirsan Gobolada Sh/hoose iyo Mudug

Horraantii bishii Deseembar ee sannadkii 2018 ayaa dowladaha
Soomaaliya iyo Qatar waxa ay magaalada Dooxa ku lala saxiixdeen
heshiisyo horumarineed oo ay kamid tahay dhismaha dekadda Hobyo,
waxaana shalay mar kale lagu dhawaaqay in mashruuca Dekaddu uu
bilaabanayo sida ugu dhaw.

Previous Post

Duqeyn diyaaradeed oo khasaare lagu gaarsiiyay Maleeshiyada Shabaab oo ka dhacay Sh/Hoose

Next Post

Shirka Xog Uruurinta Kheyraadka Badda oo ka Furmay Muqdisho

Next Post
Shirka Xog Uruurinta Kheyraadka Badda oo ka Furmay Muqdisho

Shirka Xog Uruurinta Kheyraadka Badda oo ka Furmay Muqdisho

Ethiopian Air Force says it killed 35 Al-Shabab militants in Somalia

In ka badan 30 ka tirsan Khawaarijta oo howlgallo lagu dilay

April 21, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo lagu dilay in ka badan...

Xafiiska Hantidhowraha oo bayaan soo saaray

Xafiiska Hantidhowraha oo bayaan soo saaray

April 21, 2026
0

Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS waxa uu dadweynaha ku wargelinayaa in xogta rasmiga ah ee la xiriirta howlaha baarista, hantidhowrista,...

Safiir Soomaaliya u magacowday Kirgistaan oo gudbiyey waraaqaha aqoonsiga

Safiir Soomaaliya u magacowday Kirgistaan oo gudbiyey waraaqaha aqoonsiga

April 21, 2026
0

Danjire Fatxudiin Cali Ospite ayaa maanta si rasmi ah waraaqaha aqoonsiga ugu gudbiyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Kirgistaan, Mudane Sadyr Japarov, isagoo...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daah furay xarunta dhaxe ee Wasaaradda Tamarta 

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daah furay xarunta dhaxe ee Wasaaradda Tamarta 

April 21, 2026
0

Muqdisho, Talaado, 21 Abriil 2026: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xarigga ka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In