Gudoomiyaha golaha shacabka Jamhuuriyadda federaalka Mudane Maxamed Mursal Sheakh Cabdiraxmaan iyo Gudoomiyaha golaha aqalka sarre ee jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta qasriga madaxtoyada Dalka Jibouti kulan kula qaatay madaxweynaha Djibouti mudane Ismaaciil Cumar Gelle.
Mas’uuliyiinta ayaa kawada hadlay xiriirka walaalnimo iyo saaxiibtinimo ee ka dhaxeeya labada dal.
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo yeeshay Guddoomiye KMG ah
Xubnaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Sohdimaha oo ku kulmay magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya ayaa yeeshay Guddoomiyaha ku...