Gudoomiyaha golaha shacabka Jamhuuriyadda federaalka Mudane Maxamed Mursal Sheakh Cabdiraxmaan iyo Gudoomiyaha golaha aqalka sarre ee jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta qasriga madaxtoyada Dalka Jibouti kulan kula qaatay madaxweynaha Djibouti mudane Ismaaciil Cumar Gelle.
Mas’uuliyiinta ayaa kawada hadlay xiriirka walaalnimo iyo saaxiibtinimo ee ka dhaxeeya labada dal.
Raโiisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Wasiir Ku-xigeenno cusub
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo cuskanaya qodobka 120-aad farqadiisa 2-aad iyo 3-aad ee Dastuurka...

















