Thursday, April 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maalinta Qaran ee Qoxootiga iyo barakacayaasha Soomaaliyeed oo Muqdisho laga xusay+sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Maalinta Qaran ee Qoxootiga iyo barakacayaasha Soomaaliyeed oo Muqdisho laga xusay+sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabadan lagu xusayay sanad guuradii 2-aad ee ka soo wareegatay markii loo asteyeey maalinta Qaran ee Qoxootiga iyo Barakacayaasha Soomaaliyeed oo 2017 uu ku dhawaaqay raiisul wasaaraha Soomaaliya ayaa ka dhacday magaalada Muqdisho,iyadoo ay ka qeybgaleen wasiirka gar gaarka XFS madaxda Hay’adda Qoxootiag iyo barakacayaasha Qaraan iyo mas’uuliyiin kale oo ka socotay wasaaradda arrimaha gudaha,iyo mas’uuliyiin kale.

Xubnihii ka kala socday hay’adaha kaladuwan ee dowladda ayaa siweyn uga hadlay dhibaatooyinka ay qabaan qoxootiga iyo barakacayaasha Soomaaliyeed iyo sidii wax loogu qaban lahaa.

Related posts

Degmada Waaberi oo lagu qabtay kulanka la dagaallanka maandooriyaha

Degmada Waaberi oo lagu qabtay kulanka la dagaallanka maandooriyaha

April 29, 2026
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo daahfuray shirka Taliyeyaasha EAC

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo daahfuray shirka Taliyeyaasha EAC

April 29, 2026

Aaamino Siciid Cali guddoomiyaha Hey’adda Qoxootiga Qaranka iyo Barakacayaasha ayaa ka hadashey baahiyaha loo qabo sidii fursado loogu abuuri lahaa barakacayaasha iyo qoxootiga dalka dib ugu soo laabanaya.

Wasiirka Gargarka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Siciid Xamsa ayaa siweyn uga hadlau qorshaha dowladda ee ku aadan maareynta arrimaha qoxootiga iyo barakacayasha Qaranka.

Wuxuu sheegay in nay jiraan dib u dejin loo sameeyey qaar kamid ah barakacayaasha,isagoo tusaale ahaan u soo qaatay Koonfur Galbeed iyo Puntland deegaano kamid ah,waxaana uu xusay in kaalin ay ka qaadan doonaan sidii qorshe loogu sameyn lahaa dadkaasi.

Previous Post

Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo Maanta kulan la qaatay Masuuliyiin kasocday EU-yada.

Next Post

Jaamacadda Umadda Soomaaliyeed faraceeda Caabud-waaq oo lagu dhisayo barnaamijka Isxilqaan

Next Post
Jaamacadda Umadda Soomaaliyeed faraceeda Caabud-waaq oo lagu dhisayo barnaamijka Isxilqaan

Jaamacadda Umadda Soomaaliyeed faraceeda Caabud-waaq oo lagu dhisayo barnaamijka Isxilqaan

Degmada Waaberi oo lagu qabtay kulanka la dagaallanka maandooriyaha

Degmada Waaberi oo lagu qabtay kulanka la dagaallanka maandooriyaha

April 29, 2026
0

Waxaa maanta Degmada Waaberi ee gobolka Banaadir, lagu qabtay kulan dood-wadaag ah oo ku saabsanaa la-dagaallanka maandooriyaha, doodaas oo ay...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo daahfuray shirka Taliyeyaasha EAC

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo daahfuray shirka Taliyeyaasha EAC

April 29, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa si rasmi ah u daahfuray shirka Taliyayaasha Talisyada Sirdoonka...

Koofur galbeed, albaabka Iftiinka Dimuquraadiyadda. 

Koofur galbeed, albaabka Iftiinka Dimuquraadiyadda. 

April 29, 2026
0

koofurgalbeed, waxaa ka socda hardan dimuquraadi ah oo aad u xoog badan kaas oo ay ku baratamayaan dhamaan daneeyayaasha Doorashooyinka...

Hogaamiye Koonfur Galbeed oo Baydhabo ku qaabilay wafdi sare oo ka socda Qaramada Midoobay

Hogaamiye Koonfur Galbeed oo Baydhabo ku qaabilay wafdi sare oo ka socda Qaramada Midoobay

April 29, 2026
0

Hogaamiyaha ku-meel gaarka ah ee Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Baydhabo ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In