Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xarunta Wasaaradda Beeraha XFS oo Dib u dhis ballaaran lagu bilaabay “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
7 years ago
in Wararka
0
Xarunta Wasaaradda Beeraha XFS oo Dib u dhis ballaaran lagu bilaabay “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya Mudane Nuur Yuusuf Nuur oo ay wehliyeen masuulyiin uu ka mid yahay Agaasimaha maamulka iyo maaliyadda ayaa kormeer shaqo ku tagay xaruntii wasaaarada beeraha ee degmadda Hodan oo ay ka socdaan howlo nadaafadeed, mid dhismo iyo mid wax soo saar, maadama ay Wasaaradu hirgalisay Xarun lagu tababaro ardayda iyo beeraleda Soomaaliyeed,  laguna beero qudaarta noocyadeeda kala duwan.

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Beeraha ayaa indha indheeyay qaabka ay u socdaan shaqooyinka kala duwan ee laga wado Xaruntii Wasaaradda Beeraha oo ka mid noqotay goobahii danta guud ee ku burburay dhibaatooyinkii iyo dagaaladii dalka ka dhacay, iyaddoo masuuliyiinta Wasaaradda beeraha ay hadda ka shaqeenayaan siddii dib loogu dhisi lahaa qeybihii ay ka koobneyd xarunta oo lagu qaban jiray shaqooyin muhiim ah.

Nuur Yuusuf Nuur Agaasimaha guud ee Wasaaradda Beeraha oo warbaahinta qaranka kula hadlay xarunta wasaaradda beeraha ayaa sheegay in shaqooyinkan ay biloow u yihiin qorshe guud oo dib loogu dhisayo qeybahii ay ka koobneyd xaruntii hore ee wasaarada beeraha oo  saameyn ay ku yeesaheyn dagaaladii dalka ka dhacay, wuxuuna shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay u istaagaan dhismaha iyo horumarka dalkooda.

Previous Post

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wafdi ka socday Hay’adda DRC.

Next Post

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Tababar u Xiray Saraakiil Ka Tirsan Guutada 15-aad Ee Xoogga Dalka Qaybtood 21-aad

Next Post
Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Tababar u Xiray Saraakiil Ka Tirsan Guutada 15-aad Ee Xoogga Dalka Qaybtood 21-aad

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Tababar u Xiray Saraakiil Ka Tirsan Guutada 15-aad Ee Xoogga Dalka Qaybtood 21-aad

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In