Monday, June 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Tababar u Xiray Saraakiil Ka Tirsan Guutada 15-aad Ee Xoogga Dalka Qaybtood 21-aad

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
7 years ago
in Wararka
0
Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Tababar u Xiray Saraakiil Ka Tirsan Guutada 15-aad Ee Xoogga Dalka Qaybtood 21-aad
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Talaado, September 03, 2019–Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad gobaleedka Galmudug, tababar ugu soo xiray saraakiil ka tirsan guutada 15-aad ee qaybta 21-aad ee ciidanka xoogga dalka.

Tababarka uu Ra’iisul Wasaaruhu maanta soo xiray oo saraakiisha lagu barayay hab maamulka, kala sarreynta iyo xeerarka uu ku dhaqmo ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa ujeedkiisu ahaa in kor loogu qaado aqoonta iyo garaarka iyo aqoonta ciidanka, si ay hannaanka ugu habboon ugu gutaan waajibaadka ka saaran badbaadinta nafta iyo maalka ummadda Soomaaliyeed.

Related posts

Waxqabadkii Xukuumadda DanQaran ee afartii sano ee la soo dhaafay

Waxqabadkii Xukuumadda DanQaran ee afartii sano ee la soo dhaafay

June 15, 2026
Daahfurka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir

Daahfurka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir

June 15, 2026

Saraakiisha ciidamada ee tababarka loo soo xiray oo qayb ka ah ciimadadii dhawaan la qarameeyay ee lagu dhafay ciidanka xoogga dalka, ayaa sheegay in ay aad uga faa’iideysteen intii uu socday, ayna dhaqan geli doonaan.

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo ballan qaaday in dowladdu ay muhiimad gaar ah siineyso hagaajinta xaquuqda ciidanka, ayaa saraakiisha uu tababarka u soo xiray kula dardaarmay faray in ay ka shaqeeyeen ilaalinta nabad-gelyada iyo xoreynta deegaannada ay cadawgu uga suganyahaya Galmudug.

Dowladda Soomaaliya oo ku dadaaleysa sidii ciidanka xoogga dalku ay guud ahaan u hanan lahaayeen amniga dalka, ayaa wadda qorshe ballaaran oo dib loogu dhisayo ciidanka, lagu tayeynayo, laguna qalabeynayo si ay u soo celiyaan sharafka iyo karmaamada ummadda Soomaaliyeed.

Previous Post

Xarunta Wasaaradda Beeraha XFS oo Dib u dhis ballaaran lagu bilaabay “Sawirro”

Next Post

“Dhageyso”Wasaaradda arrimaha dibadda oo sheegtay in aysan marnaba ka laaban doonin go’aankeeda Maxkamadda ICJ

Next Post
“Dhageyso”Wasaaradda arrimaha dibadda oo sheegtay in aysan marnaba  ka laaban doonin go’aankeeda Maxkamadda ICJ

"Dhageyso"Wasaaradda arrimaha dibadda oo sheegtay in aysan marnaba ka laaban doonin go'aankeeda Maxkamadda ICJ

Waxqabadkii Xukuumadda DanQaran ee afartii sano ee la soo dhaafay

Waxqabadkii Xukuumadda DanQaran ee afartii sano ee la soo dhaafay

June 15, 2026
0

AMNIGA • Xoreynta deegaanno iyo magaalooyin ka badan 120 oo horay uga maqnaa gacanta dowladda. • Xaqiijinta amniga caasimadda Muqdisho....

Daahfurka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir

Daahfurka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir

June 15, 2026
0

Muqdisho – Waxaa maanta si rasmi ah loo daahfuray Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir, Sanad-dugsiyeedka 2025–2026,...

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Xoghayaha Ururka Suxufiyiinta NUSOJ

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Xoghayaha Ururka Suxufiyiinta NUSOJ

June 14, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Xoghayaha Guud...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Gamacsato iyo Maalgashadayaal ka socda Talyaaniga

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Gamacsato iyo Maalgashadayaal ka socda Talyaaniga

June 14, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay wafdi ganacsato iyo maalgashadayaal ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In