Taliska Booliiska oo hakiyay bixinta warqadda dembi la’aanta ee (CID) laga qaato

Related posts

Taliye ku-xigeenka Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Janaraal Sakiya Xuseen Axmed ayaa qoraal ay so dhigtay barteeda Twitterka kaga hadashey sababta loo hakiyay adeegaasi.

“Taliska Booliiska Soomaaliyeed oo ka jawaabaya cabashada ka timid bulshada Soomaliyeed,waxaa dhammaan shacabka ku sugan G/Banadir la ogeeysiinayaa in muddo sadax malmood ah la hakiyay bixinta warqadda dembi la’aanta,taasoo uu bixiyo hoggaanka(CID),muddadaas aan dooneyno in dib-u-habeyn hufan aan ku sameeyno nidaamka helista warqadda dembi la’aanta”.ayay tiri Janaraal Sakiya.

Janaraal Sakiya Xuseen Axmed ayaa fariin u dirtay shacabka,taasi oo ay kaga codsanayso in ay dulqaad muujiyaan inta howshaasi ay hakadka kujirto

Next Post
𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐪𝐞𝐲𝐛𝐠𝐚𝐥𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐃𝐡𝐚𝐦m𝐞𝐲𝐬𝐭𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐨 𝐞𝐞 𝐝𝐞𝐠𝐦𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐁𝐚𝐥𝐚𝐧𝐛𝐚𝐥𝐥𝐞 𝐢𝐲𝐨 𝐆𝐮𝐫𝐢𝐜𝐞𝐞𝐥

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Welcome Back!

Login to your account below

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.