Thursday, February 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Afrika

Fanaanka Saalax Ibnu Baadiya oo geeriyooday

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Afrika, Caalamka, Wararka
0
Fanaanka Saalax Ibnu Baadiya oo geeriyooday
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Allaha u naxariistee waxaa maanta geeriyooday fannaakii caanka ahaa ee reer Suudan Salaax Ibnul baadiya.

Salaax oo ka mid ah fannaaniinta ugu caansan Sudan, Afrika iyo dunida Carabta, ayaa maanta ku geeriyooday dalka Urdun, halkaas oo uu 8-dii bishan u tegay arrimo caafimaad iyo walaalkii oo ay muddo kala maqnaayeen.

Related posts

Guddoomiyaha Dalladda Culimada Galmudug oo ku baaqay in Sakada la gaarsiiyo dadka ay abaaruhu saameeyeen

Guddoomiyaha Dalladda Culimada Galmudug oo ku baaqay in Sakada la gaarsiiyo dadka ay abaaruhu saameeyeen

February 26, 2026
Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 25, 2026

Allaha u naxariistee Salaax Ibnul baadiya da’diisu waxa ay ahayd 82 jir.

Salaax waxa uu ka mid ahaa fannaaniinta reer Suudaan ah oo marar badan yimid Soomaaliya bartamihii lixdamaadkii iyo toddobaatamaadkii, isagoo soo Soomaaliya keenay bandhig faneedyo kala duwan, taas oo keentay xiriir  faneed oo xooggan uu dhex maray labada dal ee Soomaaliya iyo Suudaan oo wax badan wadaaga.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Oo Guddoomiyay Shir looga Hadlay Hagaajinta Qaab-dhismeedka Isku-dubba-ridka Gargaarka

Next Post

DAAWO SAWIRRADA: Madaxweyne Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Dhuusamareeb

Next Post
DAAWO SAWIRRADA: Madaxweyne Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Dhuusamareeb

DAAWO SAWIRRADA: Madaxweyne Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Dhuusamareeb

Guddoomiyaha Dalladda Culimada Galmudug oo ku baaqay in Sakada la gaarsiiyo dadka ay abaaruhu saameeyeen

Guddoomiyaha Dalladda Culimada Galmudug oo ku baaqay in Sakada la gaarsiiyo dadka ay abaaruhu saameeyeen

February 26, 2026
0

Guddoomiyaha Dalladda Culimada Dowlad Goboleedka Galmudug, Sheekh Muxudiin Yuusuf Barre, ayaa ugu baaqay ganacsatada Soomaaliyeed inay si gaar ah sanadkan...

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 25, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Taliyaha Ciidanka XDS oo kulan la qaatay hoggaanada ciidanka

Taliyaha Ciidanka XDS oo kulan la qaatay hoggaanada ciidanka

February 25, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyeyaasha Talisyada Ciidanka, Kaaliyaha...

Danjire Cabdinuur oo waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo u gudbiyay Madaxda Azerbaijan

Danjire Cabdinuur oo waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo u gudbiyay Madaxda Azerbaijan

February 25, 2026
0

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Jamhuuriyadda Azerbaijan, Mudane Cabdinuur Daahir Fiidow, ayaa gudbiyay nuqul ka mid ah Warqadaha Aqoonsigiisa....

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In