Friday, March 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dowlada Soomaaliya oo Balan qaaday in si Cadaalad ah loogu Tartamayo Qandaraasyada Qaranka ee lala galayo Shirkadaha gaarka loo leeyahay.

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Dowladda Soomaaliya oo soo dhawaysay Kacdoonka shacka Bakool ee ka dhanka ah Argagixiada
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xili maanta Dowlada Soomaaliya ay sixiixday hesiis ku aadan Qandaraasyada Raashinka iyo Shidaalka ee Ciidamada Qalabka Sidda ee Soomaaliyeed ayaa war qoraal ah oo ka soo baxay Wasaarada Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya lagu faah faahiyay Habraacyadii uu soo maray heshiiskaasi.

War saxaafadeedka ayaa lagu sheegay in Shirkado badani u tartameen qaadashada Qandaraaska Raashinka iyo Shidaalka ee Ciidamada Qalabka Sidda.

Related posts

Deeq daawo ah oo la gaarsiiyay Isbitaalka Xoogga dalka

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo Isbitaalka Xoogga ku booqday shacab Khawaarijtu dhibaateysay

March 6, 2026
Qaliin Taariikhi ah oo lagu kala saaray Mataano isku dhagan

Qaliin Taariikhi ah oo lagu kala saaray Mataano isku dhagan

March 6, 2026

Xukuumada Soomaaliya ayaa sidoo kale u balan qaaday Ganacsatada Soomaaliyeed in Hanaan furan oo waafaqsan shuruucaha dalka loogu tartami doono dhamaanba Qandaraasyada kale ee qaranka.

Previous Post

Heshiiska Qandaraasyada Raashiinka iyo Shidaalka ee Ciidamada Qalabka sida oo Muqdisho lagu kala saxiixay

Next Post

Howlwadeeno ka tirsan xafiska Ra’iisul Wasaaraha iyo wasaarada Arrimaha gudaha oo ka qaybgalay Heshiis lagu xaqiijinayo Amniga deeganadda Xaraale iyo Huursh.

Next Post
Howlwadeeno ka tirsan xafiska Ra’iisul Wasaaraha iyo wasaarada Arrimaha gudaha oo ka qaybgalay Heshiis lagu xaqiijinayo Amniga deeganadda Xaraale iyo Huursh.

Howlwadeeno ka tirsan xafiska Ra’iisul Wasaaraha iyo wasaarada Arrimaha gudaha oo ka qaybgalay Heshiis lagu xaqiijinayo Amniga deeganadda Xaraale iyo Huursh.

Deeq daawo ah oo la gaarsiiyay Isbitaalka Xoogga dalka

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo Isbitaalka Xoogga ku booqday shacab Khawaarijtu dhibaateysay

March 6, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, (Jeneraal Khaalid) ayaa maanta booqday Isbitaalka Xoogga Dalka Soomaaliyeed halkaas...

Qaliin Taariikhi ah oo lagu kala saaray Mataano isku dhagan

Qaliin Taariikhi ah oo lagu kala saaray Mataano isku dhagan

March 6, 2026
0

Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya waxay u mahadcelinaysaa Hay’adda King Salman Humanitarian Aid and Relief...

Wasiirka Caafimaadka XFS oo daahfuray mashruuca baarista caafimaadka indhaha ee ardayda dugsiyada

Wasiirka Caafimaadka XFS oo daahfuray mashruuca baarista caafimaadka indhaha ee ardayda dugsiyada

March 6, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka XFS Dr. Cali Xaaji Aadan  ayaa daahfuray mashruuc dhinaca indhaha ah oo diiradda saaraya ilaalinta iyo daryeelka...

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo abaalmarino lacageed guddoonsiiyey Arday ka qeyb gashay Tartanka Qur’aanka Kariimka ah oo kaalmaha hore galay+SAWIRRO

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo abaalmarino lacageed guddoonsiiyey Arday ka qeyb gashay Tartanka Qur’aanka Kariimka ah oo kaalmaha hore galay+SAWIRRO

March 6, 2026
0

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO ABAAL MARINNO LACAGEED GUDDOONSIIYAY TARTAMEYAASHA KAALIMAHA HORE KA GALAY TARTANKA QURAANKA EE BISHA RAMADAAN   Muqdisho,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In