Thursday, June 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Taliyaha Howl-galka Atlanta Ee Midawga Yurub+Sawirro

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Taliyaha Howl-galka Atlanta Ee Midawga Yurub+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Taliyaha howl-galka Atlanta ee midawga Yurub ee la dagaallanka Burcad-badeedda, Antonio Martorell, oo uu wehliyo safiirka midawga Yurub ee Soomaaliya, Nicolas Berlanga MARTINEZ.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa caddeeyay in dowladda Soomaaliya ay ka go’antahay in xeebaha dalka iyo marinnada gaadiidka Badda laga cirib tiro burcadda badaha ee dhibaatada amni iyo dhaqaale ku haya gobalka iyo guud ahaan caalamka.

Related posts

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

June 18, 2026
Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

June 17, 2026

Antonio Martorell oo Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre uga mahad celiyay qaabilaadda, ayaa dowladda Soomaaliya ku ammaanay dadaallada la dagaalanka falalka burcad-badeednimada iyo afduubka salka ku haya.

Taliyaha howl-galka Atlanta ee midawga Yurub ee la dagaallanka Burcad-badeedda ayaa ballan qaaday in ay dardar-gelinayaan dadaallada lagu wiiqayo burcad-badeednimada, si meesha looga saaro dhibaatada burcadda baddu ku heyso ganacsiga caalamiga ah, amniga badaha iyo dhaqaalaha.

‘

Previous Post

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS oo Doha wada-hadal kula yeeshay dhiggiisa dalka Qatar.

Next Post

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo beeniyay in uu ka hadlay arrimo quseeyo Madaxweynayaashi hore ee Soomaaliya

Next Post
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo beeniyay in uu ka hadlay arrimo quseeyo Madaxweynayaashi hore ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo beeniyay in uu ka hadlay arrimo quseeyo Madaxweynayaashi hore ee Soomaaliya

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

June 18, 2026
0

Xoghaynta Ururka Goboleedka IGAD ayaa adkeysay sida ay uga go’an tahay ilaalinta madaxbannaanida, midnimada, wadajirka dhuleed, iyo madax bannaanida siyaasadeed...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

June 17, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay fanaanka Saalax Sanaag, Abwaan Cabdiraxmaan...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka jeediyey Shirka OOC11

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka jeediyey Shirka OOC11

June 17, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta khudbad ka jeediyay Shirweynaha 11-aad ee Our Ocean...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar ee Afrika

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar ee Afrika

June 17, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In