Sunday, July 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shacabka iyo shaqaalaha owlada hoose ee magaalada Dhuusamareeb oo maanta Ol’ole bilic soo celin ah ka sameeyay magaaladaasi+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Shacabka iyo shaqaalaha owlada hoose ee magaalada Dhuusamareeb oo maanta Ol’ole bilic soo celin ah ka sameeyay magaaladaasi+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Mamulka magalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug iyo shacabka magalada oo iskaashanaya ayaa billabay ol ole nadaafadeed oo kor loogu qaadayo bilicda magalada.

Gudomiyaha magaalada Nuur Climi Garre ayaa wada qorshe  kor loogu qaadayo bilicda magalada oo dhowan la filayo iney ka dhacdo doorashada Galmudug.

Related posts

Hoggamiye Aadan Madoobe oo daahfuray Mashruuca Bulsho

Hoggamiye Aadan Madoobe oo daahfuray Mashruuca Bulsho

July 19, 2026
Furitaanka Kalfadhiga 8-aad ee Labada Aqal ee BJFS oo la shaaciyay

Furitaanka Kalfadhiga 8-aad ee Labada Aqal ee BJFS oo la shaaciyay

July 19, 2026

Gudiyada xaafadaha magaalada iyo shaqaalaha dowlada hoose ee Dhuusamareeb ayaa gaadiid ku daabulay qashin fara badan oo laga aruuriyay bartamaha magaalada iyagoona ugu dambeyntii geeyay banaanka magaalada oo ugu dambeyn lagu gubay.

Dhanka kale deegaano badan oo ka tirsan gobolada dhexe ee dalka ayaa maanta waxaa ka curtay roobabka gugda oo ay dadka iyo duunyada goboladaasi aad ugu baahnaayeen.

Previous Post

Gudoomiyaha gobolka Shabeelahahoose iyo gudoomiyaasha degmooyinka hobolkaasi oo Beydhabo gaaray+Sawirro

Next Post

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XF Soomaaliya oo soo saartay habraaca Qorshaha soo Xulista Xubnaha Baarlamaanka 2aad iyo Doorashada Madaxweynaha ee Jubbaland 2019

Next Post
Dowladda FS oo lagu ammaanay sida ay uga go’antahay ka gun-gaaridda qorshaha deyn cafinta

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XF Soomaaliya oo soo saartay habraaca Qorshaha soo Xulista Xubnaha Baarlamaanka 2aad iyo Doorashada Madaxweynaha ee Jubbaland 2019

Hoggamiye Aadan Madoobe oo daahfuray Mashruuca Bulsho

Hoggamiye Aadan Madoobe oo daahfuray Mashruuca Bulsho

July 19, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAYDHABA):-Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), ayaa maanta si rasmi ah u...

Furitaanka Kalfadhiga 8-aad ee Labada Aqal ee BJFS oo la shaaciyay

Furitaanka Kalfadhiga 8-aad ee Labada Aqal ee BJFS oo la shaaciyay

July 19, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u shaaciyey in 1-da Agoosto la furi...

Madaxweynaha Shiinaha oo ku baaqay in Sirdoonka Macmalka ah (AI) loo adeegsado horumarka aadanaha

Madaxweynaha Shiinaha oo ku baaqay in Sirdoonka Macmalka ah (AI) loo adeegsado horumarka aadanaha

July 19, 2026
0

Beijing/Shanghai – 17 Luulyo 2026 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha, Xi Jinping, ayaa ku baaqay in dunidu ka faa’iidaysato fursadaha uu...

Wasaaradda Warfaafinta XFS oo ka tacsiyadaysay geerida marxuum Xasan Bile

Wasaaradda Warfaafinta XFS oo ka tacsiyadaysay geerida marxuum Xasan Bile

July 19, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfitaax Qaasim Maxamuud, Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda, Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In