Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Gudoomiyaha gobolka Shabeelahahoose iyo gudoomiyaasha degmooyinka hobolkaasi oo Beydhabo gaaray+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Gudoomiyaha gobolka Shabeelahahoose iyo gudoomiyaasha degmooyinka hobolkaasi oo Beydhabo gaaray+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdi uu hugaaminaayo Guddomiyaha Gobolka Shabeellaha hoose Ibrahim Adan Ali Najax ayaa maanta soo gaarey magaalada Baydhabo ee xaruunta gobolka Baay.

Guddomiyaha ayaa waxaa safarkiisa ku wehelineya guddomiyaasha degmooyinka gobolka Shabeellaha hoose,
Waxana garoonka diyaaradaha Baydhabo wafdiga kusoo dhaweyay Mas’uuliyiin ka tirsan Dowlad Goboleedka KG,

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026

Bulshada ra’idka ,fanaaninta Jinowkey, Iyo Mas’uliyiinta kale.
Soodhaweyn ka dib Waxaa loo soo galbiyay qeybta Nasashada Ee garoonka diyaaradaha Shaati gaduud ,halkaasi oo ay warbaahinta kula hadleen .

Abdirasaaq yare Maxamed lataliye sare wasaradda Arimaha gudaha Dowladaha hoose iyo dib uheshiisiyiinta KGS ayaa wafdiga Baydhabo ku soo dhaweyay.

Guddomiyaha Gobolka Shabellaha hoose Ibrahim Adan Ali Najax ayaa ugu horeen Umahadceliyay Bulshadii iyo Mas’uliyiintii Kala duwaneed ay soo dhaweysay,wuxuuna dhanka kale ka hadley ujeedada ay Baydhabo usoo gaaren.

Kullan Wadatashi ay soo qaban qaabisey wasaradda arrimaha gudaha Dowlad Goboleedka KGS oo looga hadli doono Xalladaha Deeganada KG oo ay ka soo qeyb gali doonan Dhammaan maamulada Degmooyinka KGS ayaa dhawaan ka furmi doona Magaalada Baydhabo.

Previous Post

Ciidamada Booliiska sida gaar ah u tababaran ee Haramcad oo fashiliyay Miinooyin ay -Al-shabaab soo dhigeen wadada xiriirka deegaanka Siinka dheer iyo Ceelasha biyaha+Sawirro

Next Post

Shacabka iyo shaqaalaha owlada hoose ee magaalada Dhuusamareeb oo maanta Ol’ole bilic soo celin ah ka sameeyay magaaladaasi+Sawirro

Next Post
Shacabka iyo shaqaalaha owlada hoose ee magaalada Dhuusamareeb oo maanta Ol’ole bilic soo celin ah ka sameeyay magaaladaasi+Sawirro

Shacabka iyo shaqaalaha owlada hoose ee magaalada Dhuusamareeb oo maanta Ol'ole bilic soo celin ah ka sameeyay magaaladaasi+Sawirro

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In