Friday, October 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiiru Dowlaha Madaxtooyadda JFS oo Shahaadooyin guddoonsiiyey Saraakiisha Hab-maamuuska Madaxyooyada Qaranka “Sawirro”

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Wasiiru Dowlaha Madaxtooyadda JFS oo Shahaadooyin guddoonsiiyey Saraakiisha Hab-maamuuska Madaxyooyada Qaranka “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Qaranka Mudane Cabdiqaadir Sh. Cali (Baqdaadi) ayaa guddoonsiiyey shahaadooyin hawl wadeennada Hab-maamuuska Madaxtooyada oo uu u soo gaba-gaboobay tababar muddo Seddex Todobaad ah.

Tabbarkaan oo ku saabsanaa anshaxa iyo habmaamuska ayaa inta uu socday waxaa khabiir Soomaaliyeed Danjire Ciise Cali Maxamed oo muddo ka soo shaqeynayey diblumaasiyadda uu la wadaagay Saraakiisha Habmaamuuska Madaxtooyada casharro ku saabsan anshaxa iyo diblumaasiyadda, gaar ahaan xiriirka la mucaamalka diblumaasiyiinta iyo hannaanka soo dhaweynta maamuuska Madaxda Caalamka.

Related posts

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026

Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada ayaa sheegay in casharradan ay qaateen Saraakiisha Habmaamuuska Madaxtooyada ay ka tarjumayaan dib u soo kabashada dalkeenna oo haatan u diyaarsan marti gelinta iyo in ay ku soo hirtaan Madaxda Caalamka.

Dhankiisa, Agaasimaha Hab-maamuuska Madaxtooyada Mudane Cabdi Cumar Cali ayaa xusay ahmiyadda ay shaqaalaha Hab-maamuuska u leeyihiin joogteynta taba-barrada iyo tayeyntooda, Waxa uuna u mahadceliyey Safiir Ciise Cali Maxamed “Ciise Dheere” oo aqoonta durugsan iyo waayo aragnimada uu u leeyahay hab-maamuuska u gudbiyey shaqaalaha Madaxtooyada Qaranka.

Munaasabadda waxaa ka soo qaybgalay Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Mudane Cabdiqaadir Sh. Cali (Baqdaadi), Kusimaha Agaasimaha Guud Ahna Agaasime Kuxigeenka Madaxtooyada Mudane Cabdillaahi Sh. Cabdikariin iyo Danjire Ciise Cali Maxamed “Ciise Dheere” oo isagu tababarkan u fidiyey hawl-wadeenka Hab-maamuuska Madaxtooyada.

Previous Post

Madaxweynaha JFS Oo Farriin Tacsi Ah U Diray Madaxweynaha Jabuuti, Cismaaciil Cumar Geelle

Next Post

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo kulan la qaatay Wakiilka QM ee Soomaaliya+Sawirro.

Next Post
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo kulan la qaatay Wakiilka QM ee Soomaaliya+Sawirro.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo kulan la qaatay Wakiilka QM ee Soomaaliya+Sawirro.

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In