Tuesday, April 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Jaamacadda Carabta oo ku baaqday in Soomaaliya laga taageero xagga Tamarta

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Jaamacadda Carabta oo ku baaqday in Soomaaliya laga taageero xagga Tamarta
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xoghayaha guud ee Ururka Jaamacadda Carabta Ahmed Aboul Gheit ayaa ugu baaqay Dowladaha xubnaha ka aha Jaamacadda Carabta iyo hay’adaha dhaqaalaha bixiya ee heer Gobolka in Soomaaliya laga taageero dhanka farsamada iyo Tamarta.

Ahmed Aboul Gheit ayaa sheegay in ay muhiim tahay in la tababaro Dadka ka shaqaynaya howlaha farsamada iyo tamarta si kor loogu qaado xirfaddooda.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta oo qaabilay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay

Wasiirka Warfaafinta oo qaabilay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay

April 14, 2026
Madaxweynaha  Azerbaijan oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirka Soomaaliya

Madaxweynaha Azerbaijan oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirka Soomaaliya

April 14, 2026

Xoghayaha ayaa ujeedka baaqiisa ku tilmaamay sidii loo yarayn lahaa dhibaatooyinka xagga korontada ee haysta Soomaaliya.

Kaaliyaha Xoghayaha ahna Madaxa qeybta dhaqaalaha ee Jaamacadda Carabta Kamaal Xasan Cali oo ku hadlayay Magaca Xoghayaha ayaa isaga oo ka qeyb galayay meertada 13-aad ee shirka Golaha Wasiirrada Tamarta Dowladaha Carabta wuxuu intaa ku daray in 40 Sana ee socda ay Mashaariicda xagga Tamartu gaari doonaan 45 Trillion sida ku cad warbixino Dowli ah oo uu kaaliyuhu soo bandhigay.

Previous Post

Dowladda Soomaaliya oo dhowaan bixineysa shatiyo Shidaal

Next Post

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo dhagax dhigay Dhismaha xaruunta dhexe ee hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda

Next Post
Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo dhagax dhigay Dhismaha xaruunta dhexe ee hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo dhagax dhigay Dhismaha xaruunta dhexe ee hay'adda Socdaalka iyo Jinsiyadda

Wasiirka Warfaafinta oo qaabilay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay

Wasiirka Warfaafinta oo qaabilay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay

April 14, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa xafiiskiisa ku qaabilay sii-hayaha Wakiilka Xoghayaha Guud...

Madaxweynaha  Azerbaijan oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirka Soomaaliya

Madaxweynaha Azerbaijan oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirka Soomaaliya

April 14, 2026
0

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Azerbaijan, Mudane Cabdinuur Daahir Fiidow, ayaa si rasmi ah waraaqihiisa aqoonsiga safiirnimo ugu gudbiyay...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska oo si rasmi ah u gudbisay Axdiga Afrika ee Xuquuqda iyo Daryeelka Carruurta

Wasiirka Wasaaradda Qoyska oo si rasmi ah u gudbisay Axdiga Afrika ee Xuquuqda iyo Daryeelka Carruurta

April 14, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhsuumi ayaa maanta si rasmi ah u gudbisay nuqulka...

Wasiirka Maaliyadda XFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Washington

Wasiirka Maaliyadda XFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Washington

April 14, 2026
0

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa dhawaan gaaray magaalada Washington DC oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In