Monday, April 20, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo dhagax dhigay Dhismaha xaruunta dhexe ee hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda

caqiil by caqiil
6 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo dhagax dhigay Dhismaha xaruunta dhexe ee hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dhismahan uu maanta dhagax dhigay Wasiirka Amniga Gudaha oo ku yaalla agagaaarka garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ayaa noqonaya xarrunta dhexe ee hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda JFS wuxuuna dhismaha Xaruunta socon doonaa ilaa 2021 iyadoo ay ku baxeyso lacag dhan $5Million oo Dollar oo ay maalgalinayaan dalalka Britain,Norway, Finland iyo Denmark.

ku xigeenka Agaasimaha Guud ee hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ahna kusimaha Agaasimaha Cabdullaahi Xaaji Bashiir (Shiine) oo ka hadlay goobta dhagax dhigga ayaa xusay in muddo saddex sano ah ay soo socotay howshan ayna u mahadcelinyaan madaxda Qaranka iyo Dowladaha maalgalinaya.

Related posts

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

April 19, 2026
Shirweynaha Midowga Baarlamaanka Adduunka oo la soo gabagabeeyay

Shirweynaha Midowga Baarlamaanka Adduunka oo la soo gabagabeeyay

April 19, 2026

Wasiirka Amniga Gudaha XFS Mudane Maxamed Abuukar Isloow (Ducaale) ayaa talaabo hore loo qaaday ku tilmaamay dhismaha xarruntan oo ah mid balaaran isagoona bogaadiyay Howlaha Hay’adda Socdallka iyo Jinsiyadda ay u ehyso bulshada.

” waxaa farxad noo ah in shirkado badan oo Soomaali iyo Ajaanib ah usoo tartameen dhismahan balse Shirkad Soomaaliyeed ay ku guuleysatay mashruucaan ,madaxda Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda  iyo shaqaalahoodaba waa ku amaanayaa dadaalkooda waxaana filayaa in 15-ka Janaury 2021, dhismahan oo la dhameeyay furayaashooda lagu wareejiyo” ayuu yiri Wasiir Ducaale

in Hay’dda Socdaalka iyo Jinsiyadda ay yeelato xarrun dhexe oo u gaar ah ayaa la rumeysan yahay inay sii xoojineysa isku xirka howlaha iyo adeegyada hay’ada ay u qabato bulshada Soomaaliyeed ee kunool Caasimadda Muqdisho iyo Gobolada dalka.

Previous Post

Jaamacadda Carabta oo ku baaqday in Soomaaliya laga taageero xagga Tamarta

Next Post

Wasaaradda gargaarka oo soo saartay digniin ku aaddan fatahaado hor leh

Next Post
Dowladda Soomaaliya oo soo dhawaysay Kacdoonka shacka Bakool ee ka dhanka ah Argagixiada

Wasaaradda gargaarka oo soo saartay digniin ku aaddan fatahaado hor leh

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

April 19, 2026
0

Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa shir-guddoomiyay kulanka toddobaadlaha ah ee hoggaanka sare ee Wasaaradda...

Shirweynaha Midowga Baarlamaanka Adduunka oo la soo gabagabeeyay

Shirweynaha Midowga Baarlamaanka Adduunka oo la soo gabagabeeyay

April 19, 2026
0

Shirweynihii Midowga Baarlamaanada Adduunka ee ka socday magaalada Istanbul ee Dalka Turkiga ayaa maanta lasoo gaba gabeeyey, waxaana shirkaasi Soomaaliya...

Midowga Africa oo si adag  uga horyimi Safiirka Israa’iil u soo magacaawday maamulka Soomaaliland

Midowga Africa oo si adag uga horyimi Safiirka Israa’iil u soo magacaawday maamulka Soomaaliland

April 19, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Midowga Afrika ayaa si adag uga horyimid safiirka ay Israa'iil u soo magacaawday maamulka Soomaaliland,tallaabadaas oo dhalisay hadal-hayn siyaasadeed...

Wasiirka Gaashaandhigga oo xilka u kala wareejiyey Xoghayaha cusub ee Wasaaradda midkii hore

Wasiirka Gaashaandhigga oo xilka u kala wareejiyey Xoghayaha cusub ee Wasaaradda midkii hore

April 19, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Gaashaandhigga, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xilka u kala wareejiyey Xoghayaha cusub ee Wasaaradda, Mudane Yuusuf Cali...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In