Thursday, February 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweyne Lafta gareen oo Dowladda UK ugu mahad celiyay tababarka ay siiyaan Ciidanka xoogga Dalka+ Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Madaxweyne Lafta gareen oo Dowladda UK ugu mahad celiyay tababarka ay siiyaan Ciidanka xoogga Dalka+ Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha maamul Goboleedka koonfur Galbeed Md; Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta gareen) ayaa Dowladda Ingiriiska iyo Saraakiisheeda ku sugan Soomaaliya ugu mahad celiyay tababarrada ay siiyaan Ciidanka xoogga Dalka .

Mudane; Lafta gareen, oo Maanta ka qeybgalay munaasabad tababar loogu soo xirayey 140 Askari oo ka tirsan Ciidanka Xooga Dalka qeybtiisa 60-aad ayaa ku dheeraaday muhiimada ay Bulshada u leedahay in ay helaan Ciidamo u difaaca Dalkooda, Diintooda iyo sharaftooda.

Related posts

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 25, 2026
Taliyaha Ciidanka XDS oo kulan la qaatay hoggaanada ciidanka

Taliyaha Ciidanka XDS oo kulan la qaatay hoggaanada ciidanka

February 25, 2026

Madaxweynaha ayaa Ciidanka tababarka dhammeystay kula dardaarmay in ay ku dedaalaan sidii ay cadowga caadeystay dhibaataynta Shacabka Somaliyeed u Cirib tiri lahaayeen.

Ciidankan oo nuddo Laba Bil ah ku jiray Dugsiga tababarka ee ay Dowlada Ingiriiska ku leedahay Magaalada Baydhabo ayaa soo bandhigay Dhoolla tus ka tarjumaya sida cadowga loogu hor tago xilliyada ay weerarka soo qaadaan.

Munaasabadda ayaa waxaa sidoo kale goobjoog ka ahaa Safiirka Ingiriiska u jooga Soomaaliya, Wasiiru Dowlaha Wasaarada amniga Soomaaliya, xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada Koonfur Galbeed iyo Saraakiisha Ciidanka qeybahooda kala duwan.

Generaal ; Cabdiraxmaan Tima cadde, oo ah Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka Qeybta 60-aad ayaa sheegay in ay juhdi badan soo geliyeen tababaridda  Ciidanka Maanta Qalin jebiyay.

Safiirka Britain u fadhiya Soomaaliya oo ay Dowladdiisu bixisay tababarka ayaa Sheegey in Dowladda Somaliya ay ka taageeri doonan tayanta iyo tababarrada Ciidanka xooga Dalka ,si amniga Dalka ay ula wareegaan dhowaan.

Previous Post

Kuwait oo gargaar deg-deg gaarsiineysa Dadka ku waxyeelloobay fatahaadaha Soomaaliya+Sawirro

Next Post

Ra’iisul Wasaare Khayre oo kulan la qaatay Wasiirka arrimaha dibedda Denmark+Sawirro

Next Post
Ra’iisul Wasaare Khayre oo kulan la qaatay Wasiirka arrimaha dibedda Denmark+Sawirro

Ra’iisul Wasaare Khayre oo kulan la qaatay Wasiirka arrimaha dibedda Denmark+Sawirro

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 25, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Taliyaha Ciidanka XDS oo kulan la qaatay hoggaanada ciidanka

Taliyaha Ciidanka XDS oo kulan la qaatay hoggaanada ciidanka

February 25, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyeyaasha Talisyada Ciidanka, Kaaliyaha...

Danjire Cabdinuur oo waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo u gudbiyay Madaxda Azerbaijan

Danjire Cabdinuur oo waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo u gudbiyay Madaxda Azerbaijan

February 25, 2026
0

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Jamhuuriyadda Azerbaijan, Mudane Cabdinuur Daahir Fiidow, ayaa gudbiyay nuqul ka mid ah Warqadaha Aqoonsigiisa....

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo la afuray shaqaalaha Xafiiska

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo la afuray shaqaalaha Xafiiska

February 25, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo kulan afur ah la qaatay howlwadeennada iyo shaqaalaha Xafiiska...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In