Tuesday, September 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddomiyaha Golaha Shacabka BFS oo qaabilay Wakiilka UNHCR ee Soomaliya+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Guddomiyaha Golaha Shacabka BFS oo qaabilay Wakiilka UNHCR ee Soomaliya+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah gaarsiisay kumannaan qoys oo ku nool Boosaaso

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah gaarsiisay kumannaan qoys oo ku nool Boosaaso

September 1, 2026
Shirweynaha Qaran ee Amniga Gudaha oo maanta ka furmay Muqdisho

Shirweynaha Qaran ee Amniga Gudaha oo maanta ka furmay Muqdisho

September 1, 2026

Guddomiyaha Golaha Shacabka Baarlamanka Jamhuuriyadda Federalka Soomaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxman ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka UNHCR ee Soomaliya Johann Pierre Siffoint waxayna ka wada hadleen arimaha Fatahaadaha wabiyayadu ka sameeyeen gobolo ka mida dalka.

Wakiilka UNHCR ayaa Guddomiyaha Golaha Shacabka warbixin ka siiyey kaalmo iyo gurmad ay gaaarsiyeen dadka dhibaatada kaso gaartay fatahadayada gaar ahaan Degmada Berdaale ee Gobalka Baay.

Mr Johann ayaa sheegay in gurmad deg deg ah ay u fidiyeen dad gaaraya 25,000 ila 30, 000 kun oo qof oo ay saameysay  Fatahadda, isagoona wakiilku intaasi ku daray in inta ay wadeen gurmadka ay la kulmeen Maamulka Dagmada iyo kan gobolka

Dhanka kale Guddomiyaha iyo Wakiilka ayaa sido kale ka wada hadlay arimo ku saabsan Kampala Convention iyo IDP-ga iyo sharciyada weli aan la ansixin oo ay muhiim tahay in la meel mariyo

Image may contain: 2 people, people sitting and indoor
Image may contain: 3 people, people sitting and indoor
Image may contain: 1 person, sitting
Image may contain: 2 people, people sitting and indoor
Previous Post

Gudoomiye Maxamed Mursal oo shir gudoomiyay kulanka gudiga joogtada ah ee Golaha Shacabka+Sawirro

Next Post

Ra’iisul Wasaareaha XFS oo Kormeeray xarumaha guddiga gurmadka fatahaadaha wabiyada dalka+Sawirro

Next Post
Ra’iisul Wasaareaha XFS oo Kormeeray xarumaha guddiga gurmadka fatahaadaha wabiyada dalka+Sawirro

Ra’iisul Wasaareaha XFS oo Kormeeray xarumaha guddiga gurmadka fatahaadaha wabiyada dalka+Sawirro

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah gaarsiisay kumannaan qoys oo ku nool Boosaaso

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah gaarsiisay kumannaan qoys oo ku nool Boosaaso

September 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa deeq gargaar raashin ah gaarsiisay kumannaan qoys oo nugul oo ku nool magaalada...

Shirweynaha Qaran ee Amniga Gudaha oo maanta ka furmay Muqdisho

Shirweynaha Qaran ee Amniga Gudaha oo maanta ka furmay Muqdisho

September 1, 2026
0

Shirweynaha Qaran ee Amniga Gudaha ayaa maanta si rasmi ah uga furmay magaalada Muqdisho, iyadoo diiradda lagu saarayo xoojinta amniga...

𝐖𝐚𝐟𝐝𝐢 𝐤𝐚 𝐬𝐨𝐜𝐝𝐚 𝐗𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐨𝐨 𝐛𝐨𝐨𝐪𝐚𝐬𝐡𝐨 𝐫𝐚𝐬𝐦𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐭𝐞𝐠𝐚𝐲 𝐓𝐚𝐧𝐳𝐚𝐧𝐢𝐚

𝐖𝐚𝐟𝐝𝐢 𝐤𝐚 𝐬𝐨𝐜𝐝𝐚 𝐗𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐨𝐨 𝐛𝐨𝐨𝐪𝐚𝐬𝐡𝐨 𝐫𝐚𝐬𝐦𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐭𝐞𝐠𝐚𝐲 𝐓𝐚𝐧𝐳𝐚𝐧𝐢𝐚

August 31, 2026
0

Wafdi ka socda Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha XFS oo uu hoggaaminayo Wasiiru Dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, Mudane Xirsi Jaamac Gaani, ayaa...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Gaaray Dalka Serbia

Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Gaaray Dalka Serbia

August 31, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gelinkii dambe ee maanta gaaray magaalada Belgrade...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In