Monday, June 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliyeed oo ka hortagaya daadad ay magaalada Dhuusamareeb ku soo rogeen Biyo xireenada magaalada+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliyeed oo ka hortagaya daadad ay magaalada Dhuusamareeb ku soo rogeen Biyo xireenada magaalada+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Talisyada Ciidamada qalabka sida qeybohooda ka howlgala Galmudug ayaa ka qeyb qaadanaya ka hortagista daadad xoogan oo ku soo rogmadey magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug kadib roobab saacadihii ugu dambeeyey ka da’ayay magaalada iyo nawaaxigeeda.

Shaqada ciidamada qalabka sida ka qabteen biyo xireenada magaalada Dhuusamareeb ayaa intii ay socotay waxaa wada jir u kormeeray Xildhibaan Cabdi Xakiin Macalin Axmed iyo saraakiisha hugaamisa ciidamada.

Related posts

Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala

Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala

May 31, 2026
Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay

Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay

May 31, 2026

Taliyaha qeybta 21-aad Gen: C/Casiis C/laahi Cabdi “Qooje” iyo taliyaha Danab  ee qeybta 21-aad G/Le Muqtaar Aadan oo ay wehliyaaan saraakiisha talisyada ciidamada Booliska iyo Nabadsugida ayaa howl shaqo oo Lagu dhisayo biyo xireenada magaalada Dhuusamareeb maanta ka qeyb galey waqtigaasi oo biyo badan magaalada uu Ku Soo Rogey biyo xireenka magaalada oo gidaarada jabsadey

Inta la ogyahay daadadka ayaa guryaha ka saarey tiro qoysas ah oo daganaa Xaafadaha Dayax iyo Waxara-cade waxaana buux dhaafey wadooyin muhiim ah xiligan oo wali Roobku Da’ayo

Talisyada Ciidamada Qalabka Sida iyo Maamulka degmada Dhuusamareeb ayaa goor dhow soo idleeyay howsha biyo xireenada inkasta oo shaqadu biloow tahay waxaana ciidamadu diyaar u yihiin buuxinta kaalinta garabsiinta iyo taageerida shacabka Soomaaliyeed.

Previous Post

Ra’iisul Wasaareaha XFS oo Kormeeray xarumaha guddiga gurmadka fatahaadaha wabiyada dalka+Sawirro

Next Post

Wafdi xildhibaanno ah oo deeq gaarsiiyay degmada Bardaale ee gobolka Baay+Sawirro

Next Post
Wafdi xildhibaanno ah oo deeq gaarsiiyay degmada Bardaale ee gobolka Baay+Sawirro

Wafdi xildhibaanno ah oo deeq gaarsiiyay degmada Bardaale ee gobolka Baay+Sawirro

Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala

Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala

May 31, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dhaarinta Xildhibaanada Koofur-Galbeed: Riyadii hadda waa run. Shalay, Magaalada Baydhabo waxaa lagu dhaariyay Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Dawlad-goboleedka Koofur...

Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay

Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay

May 31, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir ayaa si rasmi ah u shaaciyay jadwalka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee...

Guddoomiye Aadan Madoobe oo la kulmay qaar kamid ah Saraakiisha Ciidamada Xooga Dalka

Guddoomiye Aadan Madoobe oo la kulmay qaar kamid ah Saraakiisha Ciidamada Xooga Dalka

May 31, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan la qaatay Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Dhulka...

Horjoogayaal lagu dilay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Hoose

Horjoogayaal lagu dilay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Hoose

May 31, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal ay ka fuliyeen deegaanka Hanti Wadaag ee gobolka Shabeellaha Hoose ku dilay laba...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In