Monday, February 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka gobalka Hiiraan oo beeniyay in la musuq maasuqay gargaarka loogu talay shacabka Baladweyn

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Maamulka gobalka Hiiraan oo beeniyay in la musuq maasuqay gargaarka loogu talay shacabka Baladweyn
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha maamulka gobalka Hiiraan Cali Maxamuud Caraale oo wareysi siiyay Radio Muqdisho ayaa beeniyay in la musuq maasuqay gargaarka loogu tala galay dadka ku dhibaateysan magaalada Beladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan.

Guddoomiyaha ayaa sheegay in dad Shalay lagu qabtay Beladweyne aysan aheyn kuwa sameeyay musuq maasuq balse ay ahaayeen darawaliin iyo shaqaale kale oo ay kawar qabeen masuuliyiinta gobalka iyo Madaxda Hirshabeelle.

Related posts

Howlgal qorsheysan oo lagu dilay dhagar-qabayaal ka tirsan Khawaarijta

Howlgal qorsheysan oo lagu dilay dhagar-qabayaal ka tirsan Khawaarijta

February 15, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “AFRIKA WAA INAY HESHAA KURSI JOOGTO AH OO GOLAHA AMMAANKA AH”

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “AFRIKA WAA INAY HESHAA KURSI JOOGTO AH OO GOLAHA AMMAANKA AH”

February 15, 2026

Saraakiisha Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida qaybta Gobalka Hiiraan ayaa shalay sheegay in ay soo qabteen gaadiid uu ku rarnaa gargaar la musuq maasuqay iyo dadkii watay, hase yeeshee Guddoomiyaha Gobalka ayaa warkaasi beeniyay.

Dhinaca kale waxaa wali taagan dhibaatooyin daran oo ay shacabka Gobalka Hiiraan ka dhaxleen fatahaadii wabiga Shabeelle uu ka sameeyay magaalada Beladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan.

Previous Post

General Maxamed Aadan Bixi oo ku geeriyooday dalka Canada

Next Post

Madaxweyne JFS oo tacsi u diray Raiisul Wasaarihii hore ee dalka Cali Maxamed Geeddi geerida ku timid hooyadii

Next Post
Madaxweyne Farmaajo oo shacabka u diray hambalyo ku aaddan munaasabadda Ciidda Carafo

Madaxweyne JFS oo tacsi u diray Raiisul Wasaarihii hore ee dalka Cali Maxamed Geeddi geerida ku timid hooyadii

Howlgal qorsheysan oo lagu dilay dhagar-qabayaal ka tirsan Khawaarijta

Howlgal qorsheysan oo lagu dilay dhagar-qabayaal ka tirsan Khawaarijta

February 15, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka iyo Ciidamada deegaanka ee Macawiisleyda ayaa caawa fiidkii dilay afar (4) dhagarqabe oo ka tirsanaa Khawaarijta, iyagoo...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “AFRIKA WAA INAY HESHAA KURSI JOOGTO AH OO GOLAHA AMMAANKA AH”

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “AFRIKA WAA INAY HESHAA KURSI JOOGTO AH OO GOLAHA AMMAANKA AH”

February 15, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay shir heer sare ah oo ku saabsanaa mustaqbalka...

Markabkii qodi lahaa shidaalka dalkeenna oo ka soo shiraacday dalka Turkiga

Markabkii qodi lahaa shidaalka dalkeenna oo ka soo shiraacday dalka Turkiga

February 15, 2026
0

Dalka Turkiga waxaa goordhow laga soo sagootiyey Markabka Cağri Bey oo ku soo wajahan Soomaaliya, kaas oo howlgal shidaal qodis...

Midowga Afrika oo markale ka horyimid xadgudubka Israel ee dalkeenna

Midowga Afrika oo markale ka horyimid xadgudubka Israel ee dalkeenna

February 15, 2026
0

Ururka Midowga Afrika ayaa markale adkeeyay sida ay uga soo horjeedaan xadgudubka Israa’iil ay kula kacday Soomaaliya. War-murtiyeedka Midowga Afrika...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In